Kismaayo: Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland oo ku sii jeeda Addis...
Kismaayo: (pp)- Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland State , Gen. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fara-taag) , ayaa ka dhoogay Garoonka diyaaradaha ee magaakada Kismaayo, iyagoo kusii jeeda Caasimada...
View ArticleKismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo Dhaliil u jeediyay dowladda DF(COD)
Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bosaaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Soomaali joogto. Halkan ka...
View ArticleAkhriso Warsaxaafadeed: Puntland oo Go’aan adag ka soo saartey xiriirkii ay...
Garowe: (pp)- Warsaxaafadeed laga soo saarey Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa looga hadlay mowqifka Puntland ee xilligan ku wajahan Dowlada Federalka Somalia, waxaana Qodobo badan oo...
View ArticleGaroowe: Kama laabanayno xiriirka aan u jarnay DF ee Soomaaliya ” Madaxweyne...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole oo maalinkii shalay madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dowlada Ingiriiska oo warsaxaafadeed ku wada qabtay...
View ArticleGaroowe: Xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ku wajahan Garoowe (Warbixin)
Garoowe: (pp)- Xildhibaano magac iyo maamuus ku leh Puntland oo ay ka mid yihiin Xasan Abshir Faarax, Maxamed Cabdi Yuusuf, Cali Ismaaciil Giir iyo kuwa kale ayaa mardhow kusoo wajahan Caasimada...
View ArticleDhegeyso: Gaas oo ka hadlay arinta Jubooyinka
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumaddii KMG ahayd Cabdiwelli Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan dalka Ethiopia ayaa ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Wadamada Ciidamadda ka joogaan Soomaaliya...
View ArticleMa dadkaa waalan mise dawlada Federaalkaa wareersan? [Qaybtii Labaad]
Aan u gudbo qodobka xiga ee ahaa (xasilinta dalka). xasilinta dadka; hadii aan dib oogu laabano amaanka dalka xiligii dawladii Sheekh Shariif sida aan wada ognahay madaxwayne Sheekh Shariif waxuu...
View ArticleEthiopia: Prospects for Peace in Ogaden
XECUTIVE SUMMARY 6 Aug 2013 EXECUTIVE SUMMARY Nearly a year after the talks facilitated by Kenya between the Ethiopian government and Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels stalled in October...
View ArticleGarowe: Hay’ada KISIMA oo Dhisme iyo Solar System ku wareejisay Xanaanada...
Dhismahan cusub oo ka kooban Saddex Xafiis ayaa waxaa Maalgeliyay Hay’ada USAID waxaana Fulinteeda lahaa Hay’ada KISIMA, Sidoo kale Waxaa Wasaarada lagu wareejiyey Qalab Solar-System ah oo ku...
View ArticleCIID MUBAARAK, dhammaan shacabka Soomaaliyeed
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee Islaamka ah ee ku xiran Warbaahiyaha Puntlandpost.com , halkaan uga diraynaa Hambalyo ku aadan Ciidul Fitriga , waxaana shacabka Soomaaliyeed illaahay uga baryeynaa...
View ArticleMuqdisho: Ra’iisul Wasaaraha DF ee Soomaaliya oo maanta la ciiday Ciidanka...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa maanta booqasho ku tegay xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka Martino ee ay ku nool yihiin...
View ArticleMa dadkaa Waalan, Mise Dowlada Federaalkaa Wareersan ? Qaybtii Sadexaad
Kobcinta dhaqaalaha: Marka laga hadlayo dhaqaale, waxaa fiican inay ka hadlaan dadka aqoonta u leh dhaqaalaha. Laakiin hadana qof walba wuu garan karaa khasaare iyo faa’iido, tusaale ahaan in hantida...
View ArticleKampala: Gudoomiyaha ururka SOYEN oo bogaadiyey munaasabada ciida.
Gudoomiyaha ururka Somali Youth Empowerment Network (Soyen) Haasim Axmed Cabaas ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciida u diray dhamaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaliyeed siiba Jaaliyada...
View ArticleDF oo ka hadashay Diyaarad ku gubatay Aadan Cadde Airport (Daawo- Video)
August 9, 2013, Muqdisho… Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah. Ilaa iyo hadda xogta...
View ArticleKismaayo: Cuqaasha iyo Waxgaradka Jubbaland State” Nin shacabka rabitaankiisa...
Cuqaasha iyo Waxgaradka ku nool magaalada Kismaayo ee ka tirsan deegaanada Jubbooyinka ayaa ugu baaqay shacabka jubbooyinka in ay sii xoojiyaan midnimadooda iyo taageerada ay u hayaan Dowlad...
View ArticleDhegeyso: Madaxweyne Xasan sheekh oo iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo...
Muqdisho(pp): Madaxwynaha Dowlada Federaalka ayaa iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo siyaasadiisa, waxaana uu sheegay in uu isagu saxsan yahay, eedayn loo jeediyaana aysan waxba soo kordhinayn....
View ArticleUrurka Sahal oo bayaan kasoo saaray xaaladda wadanku ku sugan yahay
Marka hore dadweynaha Soomaaliyeed meel walba aoo y ka joogaan dacalada aduunka waxaan ugu hambalyeeneynaa gudashada bisha cibaadada ee Ramadaan iyo Ciidul Fidriga intaba. Araar Ururka Sahal oo bayaan...
View ArticlePuntland oo Dib u celisay Markab Turkey oo siday Raashin Siyaasadeysan
Waxaa xeebta Dekedda Bossaso soo gaaray Markab sida raashin mucaawino lagu sheegay oo laga soo diray magaalada Muqdisho laguna soo hagaajiyey Degmooyin gaar ah oo ka tirsan gobollada Dowladda Puntland,...
View ArticleTACSI: Ayeeyo Timiro Ducaale oo ku geeriyootay magaalada Melbourn ee dalka...
Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhamaanba qoyska reer bicir guud ahaan, geeriddi naxdinta lahayd ee ku timid Ayeeyo Timiro Ducaale Muuse oo maanta Sabti, 10 August 2013 ku geeriyootay...
View ArticleMarkaz Dr. Axmed Xaaji oo mu’adiniinta magaalada Galdogob u qabtay Dawro ku...
Dowradaan oo socotay 14-21 Ramadaan waxaa maamulayey maamulaha Mac-hadka Ibnu Qayim ee magaalada Boosaaso Ustaad Jaamac Maxamed Xasan (Ilka weyne), ahna bare sare oo wax ka dhiga Jaamacadda Bariga...
View Article