Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

TACSI: Ayeeyo Timiro Ducaale oo ku geeriyootay magaalada Melbourn ee dalka Australia.

$
0
0

Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhamaanba qoyska reer bicir guud ahaan, geeriddi naxdinta lahayd ee ku timid Ayeeyo Timiro Ducaale Muuse oo maanta Sabti, 10 August 2013 ku geeriyootay magaalada Melbourn ee dalka Australia.

1-Maxamed Daahir Ducaale (Bicir)
2-Aamino Axmed Xasan
3-Cabdirashiid Maxamed Daahir Ducaale
4-Cabdulqaadir Maxamed Daahir Ducaale
5-Cabdishakuur Maxamed Daahir Ducaale
6-Cabdifataax Maxamed Daahir Ducaale
7-Cabdulaahi Maxamed Daahir Ducaale
8-Kulmiye Maxamed Daahir Ducaale

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Dhamaan dadkani waxay qoysaska reer Dholawaa iyo reer Ducaale uga tacsiyaynayaan geerida Ayeeyo Timiro Ducaale Muuse, waxayna Ilaah uga baryayaan inuu Janadi Fardowsa ka Waraabiyo,samir iyo iimaana uu ka siiyo dhamaan ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyootay. AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

Tacsi taas la mid ah waxaa diraya Dhamaan howlwadeenada Puntlandpost oo ka tacsiyeynaya Geeridii Hooyo Timiro Ducaale, waxaana si gaar ah ugu tacsiyeynaynaa Ilmo dholowaa iyo reer Ducaale meeklkasta oo ay aduunka ka joogaan. Samir iyo Iimaan dhamaanteen, Hooyo Timiro Ducaale illaahay qabriga ha u waasiciyo , Janatul fardowsana allaka ka waraabiyo Aamiin.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>