Bisharo! Bisharo! Bisharo!
Guud ahaan bahda wax barashada jecel waxaa loogu bisharenayaa in magaalada Galkayo laga furay Jamacadda Puntland State University (PSU) lagana furay masjidka Abuhurayra dhiniciisa Waqoyi agaarka xarunta wayn ee Golis. Waxayna idin haysa fursado wax barasho aan horay u soo marin gobalka Mudug, waxayna kala yihin:
- Degree of Business Administration
- Degree of Public Administration
- Degree of Development Studies
- Degree of Economic
- Degree of Computer Science Degree of Law and Sharia Iyo waliba Diplomoyin kala duwan sida:
- Human Resource Management (HRM) English,
- talian and Arabic
- Information and Communication Technology (ICT)
- Project Management Community
- Development Customer Care Skills
- Communication Skills iyo kuwo kale oo badan
Sidoo kale waxay idin haysaa Course socondoona 45 cisho kuna saabsan cilmiga Computer ka siiba 1) Cisco 2) Microsoft Windows Sever 2008 (MCITP) markaad dhamaysidna waxaa lagu guddoonsiinayaa shahado muctarif ah. Is diiwaan galintu waysocotaa.
Fadlan isticmaal attchmentiga du lifaaqsan emailkaan.
Wixii faahfaahin ah kala xariir : The Executive Director
Mr. Farah Abi Samatar
Puntland State University Galkayo
Tel: 0907505694
Tel: 0907776137
Tel: 0907374004
E-mail: psu.galkayo@gmail.com
Facebook: www.facebook.com/PuntlandStateUniversityGalkayo
Website: puntlandstateuniversity.com