Muqdisho: (pp)- Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Xubno uu hogaaminayey ayaa u anbabaxay Dalka Uganda , kaddib markii ay Casuumaad ka heleen Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Uganda..
Safarka Jawaari ayaa waxaa ku weheliyey G/kuxigeenka Labaad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla iyo Xubno kale.
Jawaari iyo masuuliyiinta ku weheliya Safarkiisa ayaa kulamo la qaadan doona guddoomiyaha baarlamaanka Uganda iyo gollaha Wakiilada dalka Uganda , iyagoo wax ka saa’idsan doona dhabka uu u shaqeeyo baarlamaanka Dalka Uganda.
Puntlandpost.com
E-mail: puntlandpost.pp@gmail.com
E-mail: webmaster@puntlandpost.com