Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Ohio: Shir looga hadlay arrimaha Federaalka Soomaaliya, laguna Casumay Mudane Faysal A. Rooble oo ka dhacay Ohio (Daawo Video + Sawiro)

$
0
0

Ohio: (pp)- Waxaa magaalada Columbus, Ohio ee wadanka Mareykanka (USA) lagu qabtey xaflad looga hadleyey arimaha Federaalka Soomaaliya, waxaana soo diyaariyey Center for Somali American Engagement ,waxaa ka soo qeyb galey madexda gobolka Ohio.

IMG_0081Arimaha laga hadley waxay ahaayeen Soomaaliyada Maanta: Ka Guurka Dagaal
Sokeeye iyo Dhisitaanka Dawlad
Damoqraadi ah – Caqabadaha iyo Fursadaha ina Hortaagan. Waxaa halkaas ka dahley Gudoo Miyaha ururka Mr. Burhan M. Ahmed, Mr. Faisal A. Roble iyo Senator Charleta B. Tavares ee gobolka Ohio. Iyo Nina Turner oo ah Senator –Ohio,madexweeynaha uruurka Saciid Mohamuud, iyo Abdi Soofe oo ka shaqeeya Major Coleman’s office kiisa.

Daawo Video

IMG_0048

Center for Somali American Engagement waxaa uu ka shaqeeyaa arimaha siyaasada iyo horumarka bulshada gudaha iyo dibada in leysku xiro, iyo siyaasada oo lasaxo markwalba oo uu qalad yimaado.

IMG_0018 IMG_0019 IMG_0025 IMG_0036 IMG_0040 IMG_0042 IMG_0043 IMG_0044 IMG_0048 IMG_0049 IMG_0058 IMG_0078 IMG_0081

Burhan Ahmed


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>