Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

2 Shaqo oo ka banaan warbaahinta Puntland Post

$
0
0

Maamulka sare ee  Puntland Post  waxa ay  ogeysiinayaan  Wariyayaasha in  2 shaqo oo  Wariyanimo ay ka  banaan tahay Warbaahinta Puntland Post. Hadaba hadii aa tahay Wariye ku nool magaalada Garowe ee caasimada Puntland, ama magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya, ka faa’iideyso fursadaan shaqo ee banaan.

Sharuudaha laga rabo Wariyaha .

1- Waa in uu Joogaa wariyuhu magaalooyinka Muqdisho ama Garoowe.
2- Waa in uu yahay qof  howl kar ah kana soo bixi kara howshiisa, wax balwad ahna lahayn.
3- Waa in uu yahay qof aqoon u leh Saxaafada, kana soo shaqaynayey mudo ugu yaraan 3 sano.
4- Waa in uu Hal abuur leeyahay soona daabici karo qormooyinka ,Wararka, Codadka, sawirada iyo Vidoe-ga.

Hadaba hadii aad tahay Shaqsiga leh Sifooyinkaas kor ku xusan  la soo xiriir Puntland Post adigoo codsigaaga ku soo diraya email: webmaster@puntlandpost.com
FG: Ku soo dar codsigaaga telefoonka lagaala soo xiriiri karo.

Puntlandpost.com waa shabakad la asaasay 2001, waxayna wararka soomaaliya gaar ahaan kuwa Puntland ku baahisaa bogeeda internet-ka ee puntlandpost.com iyo keeda facebook-ga ee facebook.com/puntlandpost


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>