Xasan Sheekh oo Kulankii maanta garan waayey Dastuurka Dalka (Warbixin)
Madaxweynaha DF ee Soomaaliya ayaa maanta laga fujinwaayey inuu soo magacaabo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland State , kaddib markii ay kooxdiisa ku doodeen in ay aqoonsanayaan Madaxweynaha...
View Articleshir ka dhacay london oo laga hadlayey Dhismaha wadada Wadaagsin (Daawo Video)
Xaflada ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro u ol-olaysa dhishamaha wadada wadaagsin ee deegaanka gobolka mudug ayaa ka dhacday 17/08/2013 magaalada London ee wadanka UK. Baraarujinta wadada Wadaagsin...
View Article2 Shaqo oo ka banaan warbaahinta Puntland Post
Maamulka sare ee Puntland Post waxa ay ogeysiinayaan Wariyayaasha in 2 shaqo oo Wariyanimo ay ka banaan tahay Warbaahinta Puntland Post. Hadaba hadii aa tahay Wariye ku nool magaalada Garowe ee...
View ArticleMuqdisho(PP): Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka...
Muqdisho(pp) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo...
View ArticleBayaan Ururka SAHAL UK – Shirka Addis Ababa
Assalaamu Alaikum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu Ururka Sahal oo ah Urur mustawahiisu yahay, Sinaan Cadaalad iyo Horumarin,waxaa uu bayaan adag kasoo saarayaa xaladda kazoo cusboonaattay shirka Addis...
View ArticleBaarlamaaka Soomaaliya oo Warqad Siyaadaysan dadka Soomaaliyeed soo dhex...
Waraaq ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib u eegis lagu samaynayo dastuurka Soomaaliya , shacabka Soomaaliyeedna ay si guud uga qayb...
View ArticleADDIS ABABA: DF ee Soomaaliya iyo Jubbaland State oo heshiiyey
Addis Ababa: (pp)-Wararka naga soo gaaraya Addis Ababa ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray qodob yar oo la isku hayey , waxaana qodobada heshiiska laga gaaray ka mid ah Garoonka diyaaradaha Kismaayo...
View ArticleGAROOWE: Lacag been abuur ah oo lagu gubay Garoowe (Sawiro)
Garoowe: (pp)- Maxkamadda darajada koobaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta gubtay lacag been abuur ah oo caddadkeeda lagu sheegay sh,so. 216,725 (labo boqol lix & toban milyan toddoba boqol shan...
View ArticleGAROOWE: Beesha Meheri oo beenisay Issim Saddexaad oo beeshu yeelatey, Sawiro
Garoowe: (pp)- Odoyaasha beesha meheri ayaa maanta shir jaraa,iid oo ay ku qabteen magaalada Garowe waxay ku beeniyeen in beeshu yeelatey Issim saddexaad oo kusoo kordhay , iyagoona sheegey qaar ka mid...
View ArticleADDIS ABABA: Qaban qaabada Nuqulkii Heshiiska oo ka socda Addis Ababa
Addis Ababa: (pp)- Waxaa hadda lagu guda jiraa sidda aan ku helayno Wararka qaban qaabada Saxiixa Nuqulkii heshiiska Kooban ee lagu gaaray magaalada Addis Ababa, heshiiskaas oo noqon doona mid isku...
View ArticleLONDON: Wada tashiga Shirka beelaha degaanada Calbari (Gobolka Gardafuu) ee...
London: (pp)- Waxaa maalintii sabtida oo ay taariikhdu ahayd 24/08/2013, magaalada London ee caasimada wadanka Britain ka dhacay shir balaraan oo ay isugu yimaadeen qurbajoogta beelwaynta Calbari...
View ArticleKISMAAYO: QM oo Xafiis ka furanaysa Magaalada Kismaayo
Kismaayo: (pp)- Ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya u fadhiya QM Nicholas Kay ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in QM ay Xafiis ka furanayaan magaalada Kismaayo ee Xarrunta gobolka J/hoose....
View ArticleH.E.Fawzia Yusuf “Dowladda China waxa ay dib u dhiseysaa wadada xiriirisa...
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka...
View ArticleDaawo Dood xiiso badan oo ku aadan heshiiskii Addis Ababa (Daawo Video)
Daawo Dood xiiso badan oo ku aadan heshiiskii Addis Ababa ee u dhaxeeyey maamulka Jubbaland iyo DF ee Soomaaliya, heshiiskaas oo ka koobnaa 24 qodob laguna guulaystay in lawada saxiixo.
View ArticleMUQDISHO: DF ee Soomaaliya oo qayb ah ka ah Boobka Boosaska Banaan ee...
Muqdisho: (pp)- Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Ayaa lagu eedaynayaa in ay qayb ka tahay Boobka Boosaska Banaan ee ku Yaal duleedka iyo guddaha Magaalada Muqdisho. Arrinkaan Ayaa imaanaya kaddib...
View ArticleBOOSAASO: Puntland oo laga helay cudurka dabeysha
Boosaaso: (pp)- Wasaaradda caafimaadka puntland ayaa xaqiijisay in cudurka dabeysha laga helay magaalada Boosaaso , waxaana cudurkan laga helat Cunug yar ka dib baaritaan dheer oo laga sameeyay...
View ArticleGAROOWE: Qaar ka mid ah xildhibaanda puntland oo ka hadlay safarka M/ku...
Garoowe: (pp)- Aadan Xaaji Xuseen oo ka tirsan xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay Magaalada Garoowe wuxuu sheegay in uu soo dhaweynayo Booqashada M/kuxigeenka...
View ArticleNAIROBI: Soomaalida ku nool Nairobi oo soo dhoweysay Heshiiskii Addis Ababa...
Nairobi: (pp)- Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaa aad usoo dhoweeyey hesshiiskii lagu gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, heshiiskaas ay gaareen DF ee Soomaaliya iyo Madaxda Maamulka...
View ArticleTACSI Marxuun Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle
Innaa Li Laahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaa maalintii Jimcaha ku geeriyooday dalka Switzerland Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle.Waxaan tacsi tiiraanyoleh udiraynaa dhamaan reer Cilmi Shuxle...
View Article