Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

ADDIS ABABA: DF ee Soomaaliya iyo Jubbaland State oo heshiiyey

$
0
0

Addis Ababa: (pp)-Wararka naga soo gaaraya Addis Ababa ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray  qodob yar oo la isku hayey , waxaana qodobada heshiiska laga gaaray ka mid ah Garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo Dekeda habka loo maamulayo.

DF&JubbalandMaalinka beri ah ayaa la rajaynayaa in Heshiiska Labada dhinac ay wada saxiixaan, halkaasna  lagu  qabto Xaflad lagu dhamaynayo heshiiska.

Dowlada Federaalka ah oo isku dayeysay in Heshiiskaas aan guul laga gaarin,  ayaa lagu qasbay in ay meelna aysan aadi karin inta ay heshiis dhamaystiran la gaarayaan Dowlad goboleedka Jubbaland State oo Caalamka tusiyey  Maamul ku dhisan nidaam iyo kala danbeyn, halka DF ee Soomaaliya loo arkayey  kuwo aan la hayn mowqif siyaasadeed oo ay kula xaajoon karaan maamulada dalka ka jira.

Aan ka war dhowrno maalinka beri ah iyo heshiiska Labada dhinac.

Puntlandpost.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>