$ 0 0 Daawo Dood xiiso badan oo ku aadan heshiiskii Addis Ababa ee u dhaxeeyey maamulka Jubbaland iyo DF ee Soomaaliya, heshiiskaas oo ka koobnaa 24 qodob laguna guulaystay in lawada saxiixo.