Wax ka ogow kobaca waxbarashada Puntland, ay gaaray 15kii sano ee la soo dhaafay illaa heer Jaamacadeed, D/sare iyo hoose intaba, hadaba mar kale nala daawo horrumarka Puntland ee dhanka waxbarashada. Waxaa kaloo Puntland laga aasaasay oo kale Jaamacada Macalimiinta, farsamada gacanta, iyadoo hadda ku dhaqaaqday baahinta D/sare oo laga dhisayo deegaanada u baahan Dugsiyada Sare.
Daawo Video
Waxaa hada dowladu bilowday asbuucii tegay dhimayaasha dugsiyada sare ee deegaanada Taleex iyo Jalam oo labada laga horgelinayo Dugsi Sare , baahiyo jira Awgood.
Puntlandpost.com