Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

DUBAI: Madaxda Puntland, DF ee Soomaaliya, Galmudug, oo shir looga hadlayo burcad badeedka uga qayb galaya Dubai

$
0
0

Dubai: (pp)- Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta,  ayaa waxaa ka furmaya shir looga hadlayo arrimaha ku saabsan  la dagaalanka burcad badeedka Soomaaliya , shirkaas oo lagu marti qaaday maamulada ka jira dalka.

untitledMadaxweynaha Puntland iyo qafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Dubai, halka Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin kuwa Galmudug ay ka degeen habeenkii xalay Dubai, si ay uga qayb qaataan kulankaasi.

Xasan_oo_gaaray_Dubai_1Kulankaan ayaa Warbixinta ugu badan waxaa ka jeedin doona Madaxda Puntland oo Caalamku hadda u aqoonsan yahay maamulka kaliya oo leh ciidamo xoogan oo la dagaalama burcad badeedka, kuwaas oo deegaanada Puntland ka si feeyey burcad badeedkii Soomaaliya, oo sanado la soo dhaafay deegaanada Puntland ka dhigan jiray Bar tilmaameed looga duulo maraakiibta u kala goosha Caalamka intiisa Kale.

Puntlandpost.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>