Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

MUQDISHO: Wafdigii Jubbaland oo ku soo wajahan Kismaayo, kuna soo guulaystay arrimhii ay Muqdisho u tageen (Video)

$
0
0

Muqdisho: (pp)-  Wafdigii Jubbaland State oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabanaya magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose, kaddib markii ay ku soo guulaysteen arrimihii siyaasadeed ee ay u tageen magaalada Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in arrimo badan guulo laga gaaray, Inta dhimmana lagu dhamays tirayo magaalada Kismaayo.

Hadaba, Daawo Madaxweynaha Jubbaland State oo ka hadlaya howlihii shaqo ee ay tageen Muqdisho iyo waxyaalihii ay kala kulmeen.

Daawo Video

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>