Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Brussels: Madaxweynaha Puntland oo ka dagay Brussels Airport

$
0
0

Brussels(PP): Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafdiga uu hogaamiyo uu ka midyahay Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Cabdullahi Warsame saakay oo Axad ah ka dagay Brussels Airport. Waxaa qolka VIPda ee madaarka diyaaradaha kusoo dhoweeye Wakiilka EU u qaabilsan Soomaaliya.

Shirka New Deal ayaa Dowladda Puntland waxay ka heshay casuumaad rasmi ah Midowga Yurub EU waxayna uga qeybgalaysaa magaca iyo miisaanka Dowladda Puntland Waxaana qudbo ka jeedindoona Madaxweyne Farole shirka berri inshallah.

Wafdiga Puntland waxaa sidoo kale ka mid ah Dr Cabdrizak Cisman Jurile iyo Dr Maxamad Xasan Barre.

IMG_0315
Isha warka: Xafiiska Madaxweynaha Puntland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>