DUBAI: Madaxweynaha Puntland oo lagu wargeliyey in shirka Bruxelles, Puntland...
Dubai: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole oo shuruud adag ku xiray shirka Bruxelles ayaa loo ogolaaday inuu ka mid noqdo masuuliyiinta ka hadlaysa shirka Bruxelles. Faroole iyo...
View ArticleBayaan lagaga soo horjeedo Doorashada Isim cusub ee beesha Amaanle oo ay soo...
Bayaan maanta kasoo baxay Odoyaal, Waxgarad iyo Dhalinyaro ka tirsan beesha Amaanle ayay ku cambaareeyeen doorashada Isim cusub oo xubno ka tirsan beeshu dhawaan ku doorteen magaalada Garowe hotelka la...
View ArticleQARDHO: Roobab ka da,ay Deegaano ka tirsan Puntland.
Qardho: (pp)- Curashada roobabka Dayrka ayaa ka bilowday deegaanada Puntland ee Soomaaliyeed, iyadoona roobab lagu diirsadey ay caawa ka da,een deegaano ka tirsan Gobolada Bari iyo Karkaar Sida...
View ArticleBrussels: Madaxweynaha Puntland oo ka dagay Brussels Airport
Brussels(PP): Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafdiga uu hogaamiyo uu ka midyahay Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Cabdullahi Warsame saakay oo Axad ah ka dagay Brussels...
View ArticleLONDON: Xalfad lagu taageeray musharaxa xilka madaxweynimo ee Puntland...
LONDON(PP): Magaaladda London waxaa habeen hore (14/09/2013) ka dhacday xalfad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyey taaso taageero loogu mujinayey R.wasaarihii hore ee dowladda KMG ahayd Dr Abdiwali...
View ArticleGAROWE: Axmed shiikh oo booqanaya xarumaha Warbaahinta Magaalada Garowe
Garoowe: (pp)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Puntland Axmed Sheekh Jaamac iyo xubno wasaradiisa ka shaqeeya ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa uu booqasho ku sameynayay warbaahinada ku yaala...
View ArticleBRUXELLES: Khudbadii uu ka jeediyey Madaxwene Faroole Shirkii New Deal (Video)
Bruxelles: (pp)- Madaxweynaha Puntland Mudane, C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maalinkii shalay khudbad ka jeediyey Shirkii New Deal, wuxuuna Madaxwene Faroole si gaar ah iyo mid guud uga hadkay xaalada...
View ArticleMadaxda Puntland iyo Jubbaland oo la kulmay Jaaliyadaha Qurbaha ee Puntland...
Bruxelles: (pp)- Madaxweynaha Puntland iyo Madaxda Jubbaland iyo Wafdiyo ay kala hogaaminayeen ayaa habeenkii Xalay ahaa kulan kula qaatay Magaalada Bruxelles ee dalka Biljum Jaaliyadaha Qurbaha...
View ArticleTacsi: Hooyo Saynab Maxamed Faarax (Cidla u carar)
Berminham: (pp)- Waxaa ku geeriyooday magaalada Bermingham ee cariga Ingiriiska Hooyo Saynab Maxamed Faarax (Cidla u carar) , iyadoo Marxuumadu ay jiranayd maalmihii u danbeeyey. Marxuumada, illaahay...
View ArticleGAROWE: Shaqaalaha Cisbitaalka Garowe oo Tababar ku saabsan Caafimaadka loo...
Garowe: (pp)- Cisbitaalka guud ee magaalada Garowe ayaa maanta Tababar loogu soo gabagabeeyay Dhakhaatiirta iyo Kal kaaliyaasha cisbitaalka oo tiradoodu gaareyso ilaa 30 xubnood. Waxaana muddada...
View ArticleCOPENHAGEN: Madaxweynaha Jubbaland oo Booqanaya Copengagen Denmark
Copenhagen: (pp)- Waxaa magaalada Copenhagen ka socda Xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayo Madaxwenaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe). Xafladaas ayaa dhacaysa Maalinka khamiista , isla...
View ArticleBanaanbax looga soo horjeedo Madaxwenaha DF, oo ka dhacaya Columbus, Ohio
Waxaa magaalada Columbus ee dalka Marakanka , ka dhici doonaa banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud. Waxaa banaan baxaas isugu imaanaaya...
View ArticleHayáda Relief International oo kulan ku saabsan saxaafada ku qabatay...
Hay’adda relief International ayaa maanta xarrunta laybareeriga ee magaalada Garowe waxay ku qabtey kulan baLlaaran oo ay ka soo qeyb galen Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo wariyaayaasha ka howl...
View ArticleBAYDHABO: Guddoomiyaha Baarlamaanka DF oo looga yeeray Baydhabo, lana kulmay...
Baydhabo: (pp)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin gobolka Baay ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland State oo lagu soo dhoweeyey Copenhagen (Sawiro)
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa duhuradii maanta kasoo dagay Madaarka Diyaaradaha Copenhagen ee Kastrup Airport. Albaabka lagasoo...
View ArticleCOPENHAGEN: Madaxweynaha Jubbaland oo Xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyey...
Copenhagen: (PP)- Xaflad lagu soo dhaweynayay Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si heer sare ah uga dhacday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark....
View ArticleCOPOENHAGEN: Madaxweynaha Jubbaland State oo ka dhoofay Copenhagen, isagoo ku...
Copenhagen: (pp)- Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa Saaka barqadii ka dhoofay magaalada Copenhagen, isagoo kusii jeeda Caasimada kumeel gaarka ah ee Jubbaland State...
View ArticleSomalichanel oo shacabka Soomaaliyeed ka qancinaysa Sababta loo soo saari...
Shacabka Soomaaliyeed ayaa weli tuhun xoogan ka qaba sababta loo sii dayn waayey Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey shirkii Bruxelles, shakigaas ayaa yimi kaddib markii Madaxweynaha...
View ArticleMINNESOTA: Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay, uu la yeelanayo Bulshada...
Minnesota: (pp)- Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay uu la yeelanayo Bulshada Soomaalida ee ku nool Minneapolis , kulankaas oo ah mid ku salaysan kala warqaadasho ku aadan Xaalada Soomaaliya iyo sidda...
View ArticleLONDON: Haddaad ku nooshahay London ka soo qayb gal kulan Wakiilka Soomaaliya...
For those of you in London, Join us for an evening of community dialogue with the Special Representative of the Secretary General of the United Nations and Head of the UN mission in Somalia Mr....
View Article