Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

MINNESOTA: Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay, uu la yeelanayo Bulshada Soomaalida ee ku nool Minneapolis

$
0
0

Minnesota: (pp)-  Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay uu la yeelanayo Bulshada Soomaalida ee ku nool Minneapolis , kulankaas oo ah mid ku salaysan kala warqaadasho ku aadan Xaalada Soomaaliya iyo sidda Jaaliyadaha Dibada ay uga qayb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka,  marla laga eego dhanka baniáadanimada iyo siyaasada intaba.

Fleyerka hoose kala soco dhacadada iyo sidda ay u dhacayso:

Community Dialog with Nicholas Kay

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>