Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo la kulmay madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha Yamen (Sawiro)

$
0
0

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo safar shaqo u jooga dalka Yemen, magaalada Sanca ayaa kulan aad u ballaaran la yeeshay madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dalka yemen , iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada mandaqood iyo guud ahaan Soomaaliya.

DSC_1137Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa arrimo badan  kala hadlay dowlada Yemen , ayaa la sheegayaa in la isku afgartay waxyaalihii laga wada hadlay, iyagoo labada dhinac ku heshiiyey in la sii xoojiyo Xiriirka u dhaxeeya dowlada Puntland iyo dowlada Yemen oo xiriirkoodu sii xoogaysnayey 10-kii sano ee u danbeeyey.

DSC_1146Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegay in xiriirka u dhaxeeya labada dhinac uu ahaa mid soo jireen ahaa,  isla markaana safarkooda lagu sii xoojinayo xiriirka Puntland iyo xiriirka u dhaxeeya wadamada Carabta ee dhanka Badda kala leh xuduuda Puntland.

 Daawo Sawiro Kale

DSC_1148DSC_1148DSC_1158

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>