Af-hayeenka DF ee Soomaaliya, Yariisow oo Waraysi siiyey TV-ga Somalichanel, ayaa si dadban u sheegaya in dastuurka wax laga bedelay , isagoo mar sheegaya in dastuurka wax ka bedelkiisa in ay ka horaysay dowlada Xasan Sheekh , marna sheegaya Dastuurka ay wax ka bedeli karto Dowlada iyo baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Daawo Video-ga
Waxaa kaloo wax laga weydiiyey Shirkii New Deal iyo arrimo kale oo xasaasiya, isagoo mararka qaar muujinayey inuusan ku farsaxsanayn Suaalaha la weydiinayey.
Akhri Cinwaanka Koowaad Wax ka bedelka Dastuurka : Chapt15-final
Akhri ku Xadgudubka & wax ka bedelka la sameeyey: PFC-edits-Somali
Puntlandpost.com