Waxgaradka Puntland ee ku nool magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso ayaa si weyn u taageeray Hakinta go´aankii Puntland ay xiriirka uga jartay DF ee Soomaaliya, waxayna waxgaradku ku tilmaameen in go’aanka Puntland uu yahay mid ay ku taageerayaan Madaxweynaha Puntland, iyagoo DF ee Soomaaliya ku eedeeyey in ay ku tumatay Dastuurka DF ee Soomaaliya.
Daawo Video-ga
Puntlandpost.com