Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Deg deg.Nichalos Kay oo Garowe kula shiraya Madaxwaynaha Pl(Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nichalos Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhawayd soo gaaray magalada Garowe xarunta Dowladda Puntland.

Kay iyo FaroleMadaxa Xafiiska UNSOM ee Somalia Mr.Kay ayaa hadda shir kula qaadanaya xarunta madaxtooyadda madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole,iyadoona aan la ogayn socdaalkiisa Puntland maadama aan horay saxaafada loogu sii sheegin.

8Sida ay noo sheegeen saraakiisha madaxooyadda labada masuul ayaa goor dhow saxaafada la hadli doona waxayna ka war bixin doonan waxyaabaha ay kulankooda kaga hadleen.

7Waa socdaalkii saddexaad uu Kay ku yimaado magalada Garowe xarunta Dowladda Puntland,warar la helayo ayaa sheegaya inuu salka ku hayo imaatinkiisa Garowe khilaaf soo kala dhex galay Puntland iyo Hay’addaha UN-OCHA iyo UNICEF.

9 6 4 3 2 1

Wixii kusoo kordha kala soco Puntlandpost.com

Cali Cabdi Ducaale

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>