Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:-Deg deg.Dowlada Pl oo soo bandhigtay Ragg lagu tuhmay inay jaajuusiin...

Garowe(pp) War qoraal ah oo goor dhawayd kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu sheegay ciidanka ammaanka inay gacanta ku dhigeen labo nin oo lagu tuhun san yahay inay yihiin jaajuus,kuwaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ITALIAN AMBASSADOR TO SOMALIA SENDS CONDOLENCES TO THE VICTIMS OF TROPICAL...

Nairobi, 14th November 2013 – I wish to express the solidarity of the Italian Government to the people of Puntland affected by this violent storm that hit vast areas of the country, bringing death and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:”Dhagayso” Madaxwaynaha PL oo ka hadlay socdaalkii uu ku tagay goobaha...

Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole oo maanta shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyadda ayaa ka war bixiyay socdaal uu ku tahay qaar ka mid ah dhulkii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Copenhagen: Jaaliyada Puntland ee Copenhagen, Masaajidka Soomaalida &...

Copenhagen: (pp)- Jaaliyada Puntland ee Copenhagen ,  Masaajidka Soomaalida ee Towxiid iyo Masjidka Waqafka ee Skandenevia ee Copenhagen oo iskaashanaya ayaa Deeq lacageed oo gaaraya ( 28 kun iyo  90...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ergayga QM ee Somalia oo kusoo wajahan maanta Garowe

Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud Qaramadda Midoobey Nichalos Key ayaa lagu wadaa maanta inuu soo gaaro magalada Garowe xarunta Dowladda Puntland. Sida ay noo sheegeen masuuliyiin ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dongorayo:Halkee marayaa gurmadka samata-bixinta Qoysaska Cayroobay(Waraysi)

Dongorayo(pp) Wali waxaa degmada Dongorayo oo ka tirsan Gobalka Nugaal ka socda gurmadka loogu jiro qoysaskii ku tabaaloobay roobabkii duufaanta watay ee todobaadkii hore ka da’ay Gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Cabdi-daahir Xirsi oo ka mid noqday murashaxiinta xilka madaxtinimadda...

Garowe(pp)Waxaa soo badanaya Ragga isku soo taagaya xilka madaxtinimadda Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed,Cabdidaahir Xirsi Cali”Ciiro” ayaa ka mid noqday musharaxiinta xilkaasi u taagan,xili uu maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Deg deg.Nichalos Kay oo Garowe kula shiraya Madaxwaynaha Pl(Sawirro)

Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nichalos Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhawayd soo gaaray magalada Garowe xarunta Dowladda Puntland. Madaxa Xafiiska UNSOM ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ajaanibtii Garowe lagu xiray oo la sheegay inay xog ka hayeen...

Garowe(pp) Labadii nin ee ay dowladda Puntland dhowaan ku xirtay magalada Garowe una dhashay wadamada Faransiiska iyo Ingiriiska isla markasna lagu tuhmay inay yihiin Jawaasiis ayaa la ogaaday inay war...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Maxamed Cabdinuur oo Garowe kaga dhawaaqay musharaxnimo(Sawirro&Dhagaysi)

Garowe(pp) Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa maanta kaga dhawaaqay magalada Garowe inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimadda xafiiska madaxtooaydda sanadka danbe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gollaha wasiirada oo warbixino ka dhagaystay Gudiyo loo kala diray Gobolada...

Muqdisho:Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaaka ee Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ammaanka guud ee dalka , colaado...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:W/waxbarashadda Pl oo ardaydii ugu danbaysay u dirtay waxbarasho...

Garowe(pp) Wasaaradda waxbarashada Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta kulan sagootin ah u qabatay arday 50-kor u dhaafaya oo deeq waxbarasho ka helay dowlad deegaanka Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Culimadii iyo Waxgaradkii soo arkay deegaanadii ay duufaantu...

Bosaaso(pp) Culimadii iyo waxgaradkii dhowaan booqday qaar ka mid ah deegaanadii ay saamaynta xun ku yeelatay duufaantii dhacday ayaa kulan ay magalada Bosaaso ku qabteen kaga war bixiyay waxyaabaha ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:168 Xildhibaan oo mooshin ka dhan ah RW.Saacid u gudbiyay...

Muqdisho(pp) Waxaa sii xumaatay rajadda uu Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ka qabay inuu xilka sii hayo,ka dib markii maanta mooshan ka dhan ah xukuumaddiisa ay ka keeneen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo:Nicholes Kay oo Gaalkacyo kula shiray qaar ka mid ah Isimadda...

Gaalkacyo(pp) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholes Kay oo maanta gaaray magalada Gaalkacyo ayaa labo kulan la qaatay qaar ka mid ah isimada Gobalka Mudug iyo qaarkood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia oo Bosaaso gaaray (Sawirro)

Bosaaso(pp) Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholes Kay ayaa gaaray maantay magalada Bosaaso xarunta Gobalka Bari,halkaasoo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Mudaharaad ka dhan ah madaxwaynaha DFS oo Garowe ka...

Garowe(pp) Isku soo bax looga soo horjeeda siyaasadda madaxwaynaha dowlada federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay magalada Garowe,iyadoona mudaharaadkaasi ay soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Mr.Kay oo la kulmay Musharax Cali Xaaji Warsame(Sawirro)

Bosaaso(pp) Wakiilka gaarka ah ee xoghayah guud ee QM Nicholis Kay oo maanta soo gaaray magalada Bosaaso ayaa kulan ay warbaahintu dibada ka joogtay kula qaatay hotelka International Villeg Musharax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Maxay kawada hadleen Musharax Cali Xaaji iyo Nicholas Kay ? (VIDEO)

Boosaaso(PP): Murashaxa xilka madaxweyne ee doorashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta (jimce 22-ka November) waxa uu kulan la qaatay wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Xaalada G-Shabellada dhexe oo laga shiray iyo DFS oo baaq loo...

Garowe(pp) Waxgaradka iyo Odayaasha kasoo jeeda Gobalka Shabellada dhexe ee ku nool magalada Garowe ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay kaga hadleen xaalada murugsan ee ka taagan Gobalka iyo sida ay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>