Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Oslo:Xawaladda Iftin oo Dalka Norwey laga siiyay sharciga lacag dirista oo rasmi ah

$
0
0

Oslo(pp) Shirkadda Xawaaladda ee Iftin Express qaybeeda Wadanka Norwey ayaa markii ugu horeeyay hanatay sharciga lacag dirista oo rasmi ah,iyadoona waageedii hore ku shaqayn jirtay sharci KMG ah oo sanadkas la cusboonaysiiyo.

Xawalada IftinXawaaladaan ayaa waxay ka mid tahay kuwo ay dadka Soomaaliyeed sida aadka ah ugu xiran yihiin,waxayna qayb ka noqonaysaa sharcigaan cusub oo ah mid aan waligiis dhici doonan dadaalada kala duwan oo ay madaxda Iftin shacabkooda Soomaaliyeed u hayaan.

Madaxa Xawaaladda Iftin Norwey Mudane Ducaale ayaa shacabka ugu bishaareeyay xawaaladu inay u shaqayn doono sida ay u shaqeeyaan bangiyada wadankaasi,sidaasi darteedna ay ku kalsoonaadan.

Waa xaruntii ugu horaysay oo sharci sidaan oo kale ah ka qaadata wadanka Norwey.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles