Muqdisho:Gollaha wasiiradda DFS oo isku raacay inuu shaqeeyo Gudomiyaha KMG...
Muqdisho(pp) Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
View ArticleBosaso:Mamulka Degmada Bosaso oo dhagax dhigay wado laami laga dhigayo(Sawirro)
Bosaso(pp) Mamulka Degmada Bosaaso ayaa maanta dhagax dhigay wado laami laga dhigayo,taasoo lagu magacaabo wadada 30-ka. Dhismaha laamigaan cusub ayaa qayb ka ah dadaalada kala duwan oo ay dowladda...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Dowladda Pl oo ka hadlay fatahada wabiga Shabelle (Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa markii ugu horaysay ka hadlay saamaynta uu qoysaska Magalada Jowhar u gaystay Wabiga Shabelle,wuxuna sheegay inay...
View ArticleSomalia and EU Fight over ‘Lack of Aid’ Claims
A diplomatic spat has erupted in Brussels between a high Somali official and the EU commissioner for development over the level of foreign aid given to the wartorn African country. EU Commissioner for...
View ArticleGarowe:Nabadoon cusub oo lagu caleemo saaray magalada Garowe(Sawirro)
Garowe(pp)Abwaan Cabdilaahi Maxamed Jibriil ayay beesha Xasan Ugaar oo ka mid ah beelaha dega Gobalka Nugaal u doorteen inuu ka mid noqdo nabadoonada beesha Xasan Ugaar. Munaasibad lagu caleemo...
View ArticleMuqdisho:Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Somalia oo Muqdisho kusoo...
Muqdisho(pp) Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Somalia ayaa maanta dib ugu soo laabatay magalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha magalada waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin dowladda ka tirsan iyo...
View ArticleQardho:Soo dhawaynta musharax Cali Xaaji Warsame oo gil-gishay magalada...
Qardho(pp) Musharax Cali Xaaji Warsame oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Baran oo uu labadii maalmood ee ugu danbaysay ku sugnaa ayaa maanta shacabka iyo waxgaradka Qardho kala kulmay soo dhawayn...
View ArticleMinneapolis:Golaha Midowga Imamyada Maraykanka oo $80-kun ugu deeqay...
Minneapolis(pp) Gollaha Imaamyadda masaajidyadda ku yaala Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale ay dadka Soomaaliyeed ka aruuriyeen oo gaaraysa 80-kun oo doolar waxay ku wareejiyeen labo hay’adaad oo samafal...
View ArticleOslo:Xawaladda Iftin oo Dalka Norwey laga siiyay sharciga lacag dirista oo...
Oslo(pp) Shirkadda Xawaaladda ee Iftin Express qaybeeda Wadanka Norwey ayaa markii ugu horeeyay hanatay sharciga lacag dirista oo rasmi ah,iyadoona waageedii hore ku shaqayn jirtay sharci KMG ah oo...
View ArticleMuqdisho:Dowladda Federaakja ee Somalia oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay...
Muqdisho(pp) Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada...
View ArticleBosaso: Musharax Shire Xaaji Faarax oo Bosaso kula kulmay qaybaha kala Duwan...
Boosaaso(PP): Musharaxa xilka madaxtinimada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa manta kullan qada sharafa ugu sameeyay magaalada Boosaaso qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Boosaaso ee...
View ArticleMuqdisho:QM oo walaac ka muujisay dagaalka ka dhacay Degmada Taleex ee G/Sool
Muqdisho, 30 Nofember 2013 – Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha- Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoogleh ka qabo dagaalka ka qarxay dhowan...
View ArticleMusharaxiinta Puntland & qaabka ay u doonayaan Kursiga iyo Xaqiiqada meesha...
Waxaa waayahan soo badana Musharaxiinta banaanka isa soo dhigay, oo mid walba sheeganayo inuu u tartamayo hogaanka Puntland, waana arrin mudnaanteeda mudan in shaqsi walba oo dalka wax kusoo kordhin...
View ArticleBosaso: Arday Bartay xirfado ay ku shaqaystaan oo shahaadooyin la...
Boosaaso(PP):Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ku dhowaad 40- gabdhood oo ka qalin jabiyay Machadka tababarada ee Hodaman ayaa manta lagu qabtay magaalada Boosaaso. Munaasabada...
View ArticleGarowe:Puntland oo laga xusay maalinta ka hortaga cudurka...
Garowe(pp) Hay’adda Puntland u qaabilsan ka hortaga cudurka ADIS-ka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan PAC ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan lagu maamusayo maalinta ka hortaga...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta W/ Arrimaha Dibadda DF ee Soomaaliya ugu...
Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka...
View ArticleBosaso: Musharax Dr Shire Xaaji Faarax Oo Booqday Jaamacadaha Gobolka Bari...
Boosaaso(PP): Dr. Shire Xaaji Faarax oo todobaadkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland oo kulamo kala duwan la qaadanayey qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa...
View ArticleMuqdisho:Mooshinka laga keenay xukumadda oo lagu eedeeyay inuu ka danbeeyo...
Muqdisho(pp) Wali Baarlamaanka Somalia ayaa ka doodaya mooshinka laga keenay xukumadda uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon,kaasoo ay ku kala qaybsan yihiin xildhibaanada baarlamaanka....
View ArticleGarowe:Farole”Waxan go’aansaday inaan mar labaad xilka PL isku soo taago”(Daawo)
Garowe: Madaxweynaha Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maalinimadii shalay diray fariin muuqaal ah taas oo uu...
View ArticleMuqdisho:Madaxwaynaha DFS oo soo dhaweeyay kalsooni kala noqoshada...
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo saxaafada galabta kula hadlay madaxtooyadda ayaa soo dhaweeyay habkii ay baarlamaanku kalsoonida kala noqday xukumadda Cabdi...
View Article