Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Falanqayn:Doorashadda Puntland iyo waxyaabaha laga filan karo(Dhagayso)

$
0
0

Warbaahinta Caalamiga ah ee laga lee yahay wadanka Maraykanka ee la yiraahdo VOA ayaa doodeeda jimcaha kusoo qaadatay doorashadda madaxtinimadda Puntland iyo tanaasulkii ay murashxaiinta ka muujiyeen guddiga xalinta khilaafaadka ee uu magacaabay madaxwaynaha Puntland Cabdi-Raxmaan Farole.voa-logo

Dooda waxaa ka qayb galay Burhaan Axmed Daahir oo ah Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ku sugan magalada Garowe,Jaylaani Faarax iyo Siyaasi Ismaaciil Aadan Diiriye oo ku sugan magalada London xilna kasoo qabtay xukumadda Farole.

Hadaba dooda galabta oo aad u xiiso badan halkan hoose ka dhagayso.

 

Puntlandpost.com
Cali Cabdi Ducaale


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>