Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Gudoomiyaha Gobalka Nugaal”Cid hub kala bixi karta lana soo gali karta...

Garowe(pp) Iyadoo si wayn magalada Garowe xarunta dowladda Puntland looga dareemayo doorashadda ayaa maanta waxaa arrimaha ammaanka iyo sida ciidanka loola shaqayn nayo ka hadlay Gudoomiyaha Gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed Cabdinuur oo faahfaahiyay sababta ay guddiga xalinta...

Garowe(pp)Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Taagan Doorashadda Madaxtinimadda Puntland ee 2014 ayaa shir Jaraa;id oo Galabt ku qabtay Guriga uu ka degan yahay Garowe, Waxaa uu kaga hadlay Go’aankii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Muxaadaradda ka socota Masaajidka Xaaji Cali ee Garowe oo looga hadlay...

Garowe(pp)Nadwadii ka socotay masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garowe ayaa gashay habeenkeedii afaraad ,caawa waxaa lagu lafa guray nadwadaa maxaadaro cinwaankeedu yahay MIDNIMADA ,waxaa soo jeediyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Howlgalo Ammaanka caasumadda lagu adkaynayo oo xaafaddaha ka socda

Garowe(pp) Ciidanka kala duwan ee dowladda Puntland ayaa maalmihii ugu danbeeyay howlgalo ammaanka lagu adkaynayo waxay ka wadeen dhamaan xaafaddaha magalada,ka dib markii la gudo galay wajiga labaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqayn:Doorashadda Puntland iyo waxyaabaha laga filan karo(Dhagayso)

Warbaahinta Caalamiga ah ee laga lee yahay wadanka Maraykanka ee la yiraahdo VOA ayaa doodeeda jimcaha kusoo qaadatay doorashadda madaxtinimadda Puntland iyo tanaasulkii ay murashxaiinta ka muujiyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaraha dalka ayaa tacsi u diray ehalka dadkii ku dhintay...

Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Culimadda Puntland oo soo saaray bayaan ku socda dhinacyadda ay...

Garowe(pp) Culimadda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah waxay ugu baaqeen Isimadda marjaca u ah dhismaha Puntland,baarlamaanka imaan doono sanadka cusub,murashaxiinta iyo guddiga xalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Nadwadii ka socotay magalada Garowe oo lasoo...

Garowe(pp) Waxaa caawa Masaajidka Xaaji Cali ee magalada Garowe lagu soo gabo-gabeeyay nadwo la magac baxday Ilaalinta danaha umadda Soomaaliyeed,iyadoona nadwadaan ay tahay mid la qabto shantii sano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Isimadda Garowe ku sugan oo shiray iyo wax natiijo ah oo aan kasoo bixin

Garowe(pp) Inta badan Isimadda ku sugan magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ayaa galabta kulan ku yeeshay magalada,kulankaasi oo uu qadka talleefoonka uga qayb galay Ergayga gaarka ah ee QM u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargaysa:Dad ku dhaawacmay cabasho laga muujiyay biyo la’aan ka taagan qaar...

Hargaysa(pp)Dadwayne tiro badan oo ka cabanaya biyo la’aan ka taagan qaar ka mid ah xaafaddaha magalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa maanta dhigay banaanbax ay dareenkooda ku muujinayaan. Sawir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Caluula oo la kulmay Haweenka Gobalka Nugaal(Sawirro)

Garowe(pp)Cabdirisaaq Nuur Caluula Oo Ka Mid ah U tartamayaasha Xilka Madaxweyne nimo ee Puntland ayaa  waxaa Xaflad Balaaran uu Kala Qaybgalay Haweenka Gobalka Nugaal oo Soo Dhawayn iyo Taageero Mug...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Boqor Axmed B.Cabdilaahi oo booqday guriga Islaan Ciise...

Garowe(pp) Boqor Axmed Boqor Cabdilaahi oo maanta lagu soo dhaweeyay magalada Garowe,ayaa sallaan ugu booqday guriga uu dagan yahay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse. Booqashada uu ugu tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:AMISOM oo sheegtay inay bilaabi doonaan howlgalo cusub (Dhagayso)

Muqdisho(pp) Taliska ciidanka nabad ilaalinta u jooga gudaha Somalia ayaa maanta sheegay inay si xoogan u bilaabi doonaan howlgalo guud ahaanba ka dhaca gobaladda dalka si loo gaarsiiyo deegaanadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Culimada Puntland oo soo gudbiyay lacagihi ugu dambeeyey ee soo gaara

Garowe(pp) Culimadda Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay deeq lacago ah oo dalka  dibadiisa laga laga soo gaarsiiyay kuwaasoo loogu talo galay in la gaarsiiyo qoysaskii ku cayroobay roobabkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Xildhibaan Maxamed Cali oo isku soo sharaxay xilka afhayeenka...

Garowe(pp) Xildhibaan Maxamed Cali Guuleed oo ka mid ahaa baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa maanta magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay shaqsi u taagan xilka afhayeenka Baarlamaanka. Xildhibaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Walaac laga muujiyay habkii loosoo xulay baarlamaanka cusub ee...

Garowe(pp)Iyadoo ay doorashada madaxtinimadda Puntland ay ka harsan tahay maalmo kooban ayaa waxaa soo baxaya saluug baahsan oo laga muujiyay habkii loosoo xulay xildhibaanadda cusub ee baarlamaanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xasan Sh.Maxameed “160.doolar ayaan siinaa Askari kasta oo ciidanka...

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo ka war bixiyay sanadkii lasoo dhaafay ee 2013 waxyaabihii u qabsoomay dowladiisa,ayaa sheegay ciidanka qalabka sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Siciid Xasan Shire ma hogaamin karaa Golaha Wakiilada Puntland?...

Maalinimada beri (Sabti 4 Jan, 2014) ayaa lagu wadaa mudanayaasha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland inay u dareeraan doorashada Gudoomiyihii aqalkaas iyo Labadiisii ku xigeen jagooyinkaas oo ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobia:Siyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay xilka madaxtinimadda Pl...

Nairobia(pp)Siyaasi Maxamed Yaasiin Ismaaciil oo magalada Nayroobi taariikhdu markay ahayd 8/03/2013 kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne-nimo ee dowladda Puntland,ayaa galabta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Dr.Saadiq Eenow oo tanaasulay iyo dardaaran adag oo uu jeediyay(Dhagayso)

Garowe(pp) Dr.Saadiq Eenow oo ka mid ahaa murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa galabta Garowe kaga dhawaaqay inuu xilkaasi ka tanaasulay. Waxa uu sheegay Prof.Eenow inuu arrimo u...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>