Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Muqdisho:Xasan Sh.Maxameed “160.doolar ayaan siinaa Askari kasta oo ciidanka ka tirsan”Dhagayso

$
0
0

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo ka war bixiyay sanadkii lasoo dhaafay ee 2013 waxyaabihii u qabsoomay dowladiisa,ayaa sheegay ciidanka qalabka sida ee dalka in ay mushahar ahaan u qaataan bil kasta lacag gaaraysa $160,taasina ay qayb ka tahay dadaalada ay dowladdu ku jirto.

Madaxweyne_XasanXiriirka dibadda,kulamadii dhacay,la dagalanka alshabab,guulaha laga gaaray arrimaha gudaha,adkaynta amniga Gobaladda dalka iyo qorshaha New Deal ayuu ka waramay madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud,wuxuna tilmaamay sanadkan cusub inay wax badan tiigsan doonan.

 

Puntlandpost.com

Xafiiska Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>