Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Nairobia:Siyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay xilka madaxtinimadda Pl Dhagayso

$
0
0

Nairobia(pp)Siyaasi Maxamed Yaasiin Ismaaciil oo magalada Nayroobi taariikhdu markay ahayd 8/03/2013 kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne-nimo ee dowladda Puntland,ayaa galabta sheegay inuu xilkaasi ka tanaasulay.

DSC06845-466x350Shir jaraa’id uu galabta ku qabtay magalada Nairobia ayuu ku sheegay sababta keentay inuu xilkaasi ka tanaasulo inay tahay,murashaxiinta oo tiro badan sidaasi darteedna loo baahan yahay in la isku tanaasulo si loo helo dowlada is-badal muuqda la timaada.

Baarlamaanka cusub ee Puntland ayuu ugu baaqay Al-xaaji Maxamed Yaasiin inay si cadaalad ah shacabkooda ugu shaqeeyaan kana fogaadan eexda iyo musuq-maasuqa.

Wararka ay heshay Puntlandpost ayaa sheegaya Maxamed Yaasiin inuu la shaqayn doono murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi,waxana la hadal hayaa inuu dhankiisana tanaasuli doono Dr,Saadiq Eenow oo hadda ku sugan magalad Garowe.

 

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>