Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

OGEYSIIS: Ka soo qaybgal Xaflada soo dhoweynta Madaxweynaha Cusub ee Puntland iyo Sagootinka Madaxweynihii hore

$
0
0

Ogeysiis: (pp)- Dhamaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay nagala soo qayb galaan xaflada soo dhawaynta Madaxweynaha cusub ee dawlad goboleedka puntland mudane Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaaas iyo sagootinta madaxweynihii hore ee puntland mudane Dr. C/raxmaan Maxamed Sheekh Maxamud Faroole.

 

Soo dhoweynta Madaxweynaha Cusub iyo sagootinka Madaxweynihii hore

Soo dhoweynta Madaxweynaha Cusub iyo sagootinka Madaxweynihii hore

Taariikhda maalinta Sabtida   11-01-2014

Frederikssundsvej 264              17:00  Galabnimada

2700  Husum

Taransportiga waa Bus no:5A,2A,350S

Waxaad kala soo xiriiri kartaa taleefanada kala ah

C/risaaq Cali Abuubakar (Namhaan)     31317669

 Maxamuud Cali Xirsi (Heeloow) 53633328

 Xawa Cabdi Abshir                         26917131

 Cabdullahi Khaliif (Siti)            70602172

 

Waa mahadsan tihiin

 

Daabacaadda: Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>