Garowe:Madaxwaynaha Puntland oo lagu marti qaaday barnaamijka waxay ila tahay...
Garowe(pp) Madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo labo maalin ka hor baarlamaanku u doorteen madaxwaynaha shanta sano hoggaamin doono Puntland,ayaa galabta ka qayb...
View ArticleHargaysa:Siilaanyo oo soo dhaweeyay madaxwaynaha cusub ee Puntland(Dhagayso)
Hargaysa(pp) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) oo maanta ka dhoofay magalada Hargaysa ayaa soo dhaweeyay madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr.Cabiwali Maxamed Cali Gaas. Siilaanyo...
View ArticleOGEYSIIS: Ka soo qaybgal Xaflada soo dhoweynta Madaxweynaha Cusub ee Puntland...
Ogeysiis: (pp)- Dhamaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay nagala soo qayb galaan xaflada soo dhawaynta Madaxweynaha cusub ee dawlad...
View ArticleHambalyo shacabka Puntland, Shigri Farah
HAMBELYO SHACABKA PUNTLAND SCW, salaan ka dib Allaha idiin siyaadiyo reer Puntland nabada.isfahamka,caqliga saliimka ah ee talo wadaag iyo dulqaadka leh ee reer puntland caan ku yahiin. Puntland...
View ArticleGarowe:Kulan lagu sogootinayay Olalaha Cali Xaaji Warsame oo Garowe lagu...
Garowe(pp) Munaasibad lagu sagootinayo olalihii uu waday Siyaasi Cali Xaaji Warsame ee doorashada madaxtinimadda Puntland ayaa maantey lagu qabtay hoolka shirarka hay’adda PDRC ee magalada...
View ArticleMuqdisho: Kay“Nabadda ka jirta Puntland iyo dhismaheeda dowladnimo si...
Muqdisho, 12 Jenaayo 2014- Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta ku baaqay in la dhowro xasiloonida iyo kala-dambaynta ka jirta...
View ArticleWaraysi:Prof Juurile oo ka hadlay waxyaabaha horyaale Dr.Gaas.khilaafka DFS...
Xildhibaan Dr.Cabdirisaaq Xasan Cismaan (Juurile) oo ka mid ah baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa si qoto dheer uga hadlay magacaabista madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr.CabdiwalI Maxamed Cali...
View ArticleGarowe:ku simaha wasiirka amniga Puntland oo beeniyay in ciidanku ay hub...
Garowe(pp) ku simaha wasiirka amniga dowladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo maantey ka qayb galay kulan dhalinyaro qurba joog ah loo qabtay ayaa ka sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya...
View ArticleGarowe:Caasho Geelle oo hoggaaminaysa guddiga caleeemo saarka madaxda cusub...
Garowe(pp) Wasiiraddii hore ee haweenka Puntland Caasho Geele Diiriye ayaa loo magacaabay inay hoggaamiso guddi loo saaray caleemo saarka madaxda cusub ee talada Puntland la wareegay 8-da Janaayo....
View ArticleMuqdisho:Shaqaale Kenyaan ah oo lagu afduubay magalada Muqdisho
Muqdisho(pp)Wararka aanu ka helayno magalada Muqdisho ayaa sheegaya saddax ruux oo u dhashay wadnaka Kenya in saakadii hore lagu afduubay degmada Hodan ee Gobalka Banaadir. Lama yaqaan sababta ka...
View ArticleGarowe:Dr.Gaas oo sheegay baarlamaanka inuu kala tashan doono magacaabista...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantey khudbad ka jeediyay munaasibad ay xilalka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ee baarlamanka iyo kan cusub,ayaa...
View ArticleFalanqayn:Waa kuma laacibka aduunka sanadkan 2014-la?(Dhagayso)
Falanqaynta laacibka aduunka(pp) Sanadkaan bixinta biladda la yiraahdo Ballon d’Or way ka duwan tahay sanooyinkii lasoo dhaagay ee uu qaatay lacaabka aduunka Leo Messi,maxaa yeelay saddex laacib oo...
View ArticleKismaayo:Mamulka Jubba”wan ku faraxsan nahay sidii ay u dhacday doorashadii...
Kismaayo(pp) Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga mamulka KMG ah ee Jubba Gen.Maxamed Warsame Darwiish ayaa ammaanay habkii ay u dhacday doorashadii madaxtinimadda Puntland 8-Janaayo,taasoo uu ku...
View ArticleZurich:C.Ronaldo oo loo caleemo saaray laacibka aduunka ugu fiican(Sawirro)
Zurich(pp)Weerayahanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka ee Fifa Ballon d’Or. Ronaldo ayaa waxaa abaalmarintan kula...
View ArticleFarole”Kuwii aniga inaan meesha ka baxo ku faraxsanaa mid aniga ila mid ah...
Garowe(pp) Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed Farole oo maanta si rasmiga xilka ugu wareejiyay madaxwaynaha cusub Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa jeediyay...
View ArticleGaas”Waxaan qirayaa in maanta ay Puntland lee dahay dowladnimo rasmiya”Dhagayso
Garowe(pp) Madaxwaynaha cusub ee maanta xilka la wareegay Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa khudbad uu munaasibada uu xilka kula wareegayay kasoo jeediyay ku tilmamay madaxwaynihii ka horeeyay...
View ArticleGarowe:Daawo dhamaan sawiraddii laga qaaday xil wareejintii ka dhacday...
Garowe(pp) Munaasibaddii ay xilalka kula kala wareegayeen madaxwaynihii hore iyo kan cusub ayaa u dhacday si hufan oo laga soo shaqeeyay,dhamaan dadkii ka qayb galayna waxay u wada masquudeen...
View ArticleGarowe:Madaxweynaha oo magacabay Agaasimaha Madaxtooyada Puntland
Garowe(pp)Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Dr Deeq Suleymaan Yusuf. Ku Saabsan Deeq Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada ayaa...
View ArticleGarowe:Hay’adda PDRC oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan dowladda cusub waxa...
Garowe(pp)Dood cilmiyeed salka ku haysa helitaanka dowlada cadaalad ah tayo iyo tiro wanaagsan ku dhisan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC,waxana kasoo qayb galay madaxwaynaah Puntland...
View Article