Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Hambalyo shacabka Puntland, Shigri Farah

$
0
0

HAMBELYO SHACABKA PUNTLAND

SCW, salaan ka dib Allaha idiin siyaadiyo  reer Puntland  nabada.isfahamka,caqliga saliimka ah ee  talo wadaag iyo dulqaadka leh ee reer puntland caan ku yahiin. Puntland waxey soo martey marxalada kala duwan. Waxaana amaan mudan madaxweynaashii hogaanka u soo qabtey Puntland Dr. C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole oo kursiga Puntland ku baneeyey si sharaf ah , isla markaana Puntland uga tagay meel wanaagsan.
Hanbalyo shacabka Puntland

Hanbalyo shacabka Puntland

Hadaan Tusaale u soo qaato 5tii sano Cabdirahman faroole puntland waxey gaartey horumar iyo amnig wanaagsen oo caalamka oo dhan qirey . Hadaan nahay qurbajoogta pl waxaan ina dareensiiyey hamigii iyo ku noqoshadii dhulkeenii uduga.

Anoon ka badbadineyn waxaa markhaati ka ah fanaaniinta heesaha tirada badan ee boqolaalka dhaafey ee amaanta puntland, Dr Faroole ka hor ma jirin. Wuxuuna hantey quluubtii  reer puntland iyu soomaalida wadaniga ah.
Maanta waxaan leenahey ciidan xoogan oo amaanka suga. TVpl. haygalkii dowladnimo oo dhan, mashaariic horimarineed bilow ahaa dhameystir u baahan. waxaa oo dhan waxaa amaanteeda leh Mudane Faroole jir oo joog cadowga ha jabo.
5ta soo socoto waxaan helney madaxweyne dhaqaalayahan cabdi weli . Hambelyo cabdi weli waxaad tahey rugcada aqoon iyo karti leh.
Waxaad 5ta sano masuul ka tahey masiirka shacabka iyo dhulka puntland  madaxweyne waxaad balan qaadey meesha ay joogto inaad meel ka wanaagsen gaarsiineyso ilaahna ha ku fududeeyo hawshaada.
Mudane madaxweyne puntland waxey leedahay cadow gudaha iyo mid dibada. ka ilaali oo gacan bir ah iskaga qabo. Hambalyo marlabaad
madaxda iyoshacabka reer puntland.
Guul Guul Guul dadkeygii iyo dalkeygii.
Waxaa Hambalyadan diraya ; Gabar Wadinayad ah oo reer Puntland
Shugri Farah Said

Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>