Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:ku simaha wasiirka amniga Puntland oo beeniyay in ciidanku ay hub dhaceen(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) ku simaha wasiirka amniga dowladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo maantey ka qayb galay kulan dhalinyaro qurba joog ah loo qabtay ayaa ka sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya hub inay dhaceen askar ciidanka dowladda ka tirsan.

khaliif-ciise-wasiirka-amniga-pland1Waxa uu ciidanka ku tilmaamay kuwo naftooda u huray ilaalinta ammaanka dadkooda iyo dalkooda,ayna ku haboonayn in warar dacaayad ah laga faafiyo.

Madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayuu alle uga baryay inuu ku guuleyo howsha loo igmaday.

 

 

 

Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>