Garowe(pp) Munaasibaddii ay xilalka kula kala wareegayeen madaxwaynihii hore iyo kan cusub ayaa u dhacday si hufan oo laga soo shaqeeyay,dhamaan dadkii ka qayb galayna waxay u wada masquudeen khudbadaha lasoo jeediyay.
Hadaba hoos ka daawo muuqaalka goobtay ay xafladu ka dhacaysay siday ahayd.
Fadlan ilaali xaquuqda Sawirradan