Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Taliyaha ciidanka Puntland oo qaraxii Gaalkacyo Shabab ku eedeeyay(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa ku eedeeyay qaraxii ka dhacay magalada Gaalkacyo kooxda alshabab,ka dib waraysi uu siiyay Radio Garowe.

Siciid Dheere
Waxa uu sheegay taliyaha inay muhiim tahay in laga fogaado goobaha ay ka dhacaan qaraxyada,si looga bad baado.
Taliyaha ciidanka Puntland ayaa sidoo kale ka hadlay howlgalo ammaan oo ka socda magalada Garowe,wuxuna ku tilmaamay inay tahay howlihii loo igmaday ciidanka.

 
Maalinta jimacadda oo ay ku beegan tahay 24-ka bishan ayaa lagu wadaa madaxtooyadda Puntland in lagu qabto xaflad lagu caleemo saarayo madaxda cusub ee Puntland,waxana ka qayb gali doono wafdiyo kala duwan oo dalka iyo dibada ka imaanaya.

 
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>