Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiriiriyaha Bini’aadannimada QM ee Somalia oo kulamo kale ka wada...

Garowe(pp) Maanta magalada Garowe xarunta dowladda Puntland waxaa soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo xiriiriyaha Umadaha Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada Somalia. Philippe lazzarini iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Garowe oo dib u bilaabay hagaajinta wado laami...

Garowe(pp) Mamulka magalada Garowe xarunta Puntland ayaa maanta dib u bilaabay shaqadii laga hayay wado laami laga dhigayo oo bilihii ugu danbaysay socotay. Shaqada wadadaan laga waday ayaa hakad ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Somalia oo la hor dhigay qorshaha xukumadda C/wali(Dhagayso)

Muqdisho(pp) fadhiga baarlamaanka dowladda Somalia ayaa maanta la hor keenay barnaamijka shaqo ee xukumadda uu hoggaaminayo Ra’iisulwasare Cabdiwali Shiikh Axmed iyo waliba xogta wasiiradda uu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Caleemo saarka madaxda mamulka Jubba oo wali socota

Kismaayo(pp) Goor dhow ayaa lagu wadaa in lasoo gabo-gabeeyo xaflada caleemo saarka madaxda KMG ah ee mamulka Jubba,waxana munasibada ka qayb galay wafuud ka kala socda QM.Midowga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOLOW GAAS GURI MA II DHISI DOONAA!!!!

Sida ay qabaan Culimada ku takhakhustay cilmiga dhaqaalaha deetana kolkii ay waxbadan ka barteen dhaqaalaha sameeyey erayo iyo qaabab loogu howlgalo si loo abaaro jawi dhaqaale oo faa’iidana leh waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Daawo Sawirridii xaflada caleemo saarka madaxda Jubba (Video)

Kismaayo(pp) Xafladii lagu caleemo saarayay madaxda mamulka KMG ah ee Jubba ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan,waxana guud ahaan magalada Kismaayo laga dareemayaa damashaad ku aadan soo dhawaynta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Howlgalo ammaanka lagu xoojinayo oo ka bilowday magalada Garowe(Warbixin)

Garowe(pp) Ciidanka ammaanka magalada Garowe ayaa baaritaano adag waxay ka bilaabeen galabta casar liiqii qaar ka mid ah xaafadaha magalada,ka dib markii maantadii hore uu qarax ka dhacay magalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo la kulmay madaxwaynaha mamulka...

Kismaayo(pp) wali waxaa magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba ku sugan wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camey,waxayna kulan la qaateen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Nichalos Kay oo soo dhaweeyay wasiiradda la ansixiyay

Muqdisho(pp) Wakiilka gaarka ah ee xogaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nichalos Kay ayaa soo dhaweeyay ogolaanshaha ay maanta ka helleen wasiiradda cusub gollaha baarlamaanka. Kay ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SONPPCAN oo Barnaamij Bar-baarinta ku saabsan u qabatay Qoysaska Soomaaliyeed...

Barnaamij loogu Magac-daray (Bar-baarin) oo loogu hadlayay wanaajinta korinta caruurta iyo arrimaha waxbarashada, isla markaana ay soo qaban qaabisay Hey’adda Soomaaliyeed ee u dooda xaquuqda caruurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Xasan Sheekh Ibraahim (Dr. Xaseey)

Tacsi: (pp)- Waxaa halkaan Uga Tacsiyeynaynaa Qoyska,  Ehelka iyo qaraabada,  Marxuum Dr. Xasan Sheekh Ibraahim (Dr. Xaseey) , oo ku geeriyooday Magaalada Virginia ee dalka Maraykanka , waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Garowe lagu soo...

Garowe(pp) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdilaahi Xaaji Cumar oo ka qayb galay xafladii caleemo saarka madaxda mamulka Jubba ayaa maantay lagu soo dhaweeyay magalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baran:Madaxwaynaha Pl oo loogu baaqay inuu soo celiyo Juxa iyo...

Baran(pp) Dhalinyaradda Gobalka Sanaag oo maalinkii shalay iskugu yimi kulan ka dhacay magalada Baran ayaa waxay madaxda cusub ee Puntland ka codsadeen inay dib usoo celiyaan qaar ka mid ah wasiiraddii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Mamulka Jubba oo ka qayb galaya caleemo saarka madaxda...

Garowe(pp) Sida ay wararku nagu soo gaarayaan wafdi ballaaran uu hoggaaminayo madaxwaynaha mamulka Jubba Axmed Maxmaed Islaan Madoobe ayaa ka qayb galaya xaflada caleemo saarka madaxda cusub ee...

View Article

Wasiiradda cusub ee Somalia oo la dhaariyay

Golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la dhaariyay, waxaana munaasabadda dhaarinta goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdishi:Xasan Shiikh oo Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee NRC

Muqdisho, 22 Janaayo, 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Maxamuud X.Yuusuf oo Haweenka ugu baaqay inay alle ka cabsadaan(Dhagayso)

Garowe(pp) Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa ka digay dadka qaar oo ku doodaya inay xaquuq ka maqan tahay,wuxuna sheegay inay muhiim tahay ku dhaqanka shareecadda islaamka. Hadalkaan ayuu ka jeediyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe”Hadii nidaamka federaalku hirgalo ammaanta kowaad waxaa iska...

 Garowe(pp)Madaxwaynaha mamulka Jubba Mudane Axmed Maxmaed Islaan(A.Madoobe) oo maantey soo gaaray magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ayaa ka mahad celiyay marka hore sidii loosoo dhaweeyay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Taliyaha ciidanka Puntland oo qaraxii Gaalkacyo Shabab ku...

Garowe(pp) Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa ku eedeeyay qaraxii ka dhacay magalada Gaalkacyo kooxda alshabab,ka dib waraysi uu siiyay Radio...

View Article

Fanaan Cali Dhaanto oo Garoowe oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey (Video)

Waxaa magaalada  Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyey Fanaanka weyn ee loo yaqaan Cali  Dhaanto, isagoo la socday Wafdigii ka yimi Kililka ee ismaamulka Federaalka Ethiopia. Daawo Caasho Geelle oo soo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>