Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Faahfaahin ku saabsan kulankii uu madaxwayne Gaas la qaatay gollaha wasiiradda(Dhagaysi&Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Kulanka uu maanta la qaatay madaxwaynaha dowladda Puntland Gollaha wasiiradda ayaa salka ku haya sidii la isaga xog waraysan lahaa howlaha kala duwan ee loo igmaday iyo sida loogu baahan yahay wasiirka kasta inuu waajibaadka saaran u guto.

Tiradda wasiiradda kulankan goobjooga ka ahaa yaa gaaraya 36 iyadoona qaarkood ay dalka ka maqan yihiin,waxana isbarasho ka dib la gudo galay arrimo u gaar ah madaxda iyo wasiiradda cusub.

Ka dib kulanka markuu soo dhamaaday ayaan qaar ka mid ah wasiiradda wax ka waydiinayay dareenkooda ku aadan xilka loo magacaabay iyo kulanka waxa uu salka ku hayo.

Halkan hoose ka dhagayso.

 

IMG_0110 IMG_0115 IMG_0113 IMG_0116 IMG_0117 IMG_0130 IMG_0125 IMG_0123 IMG_0121 IMG_0132 IMG_0135 IMG_0136 IMG_0138

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>