Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhagayso Taariikhda RW.hore ee Somalia oo xalay geeriyooday

$
0
0

Garowe(pp)Allaha u naxariistee waxaa xalay wadanka Maraykanka ku geeriyooday ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mudooyinkii ugu danbeeyay xanuunsanayay.

kkkkkIsagoo jira da’da 89- ayaa u dhintay,waxana tacsiyo kala duwan geeridiisa ka diray madaxda dalka iyo dadkii sida tooska ah u yaqaanay,Marxuub Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.

Wasiirkii hore ee wasaradda cadaalada Dowladda Puntland Cabdikhaliif Shiikh Xasan Ajaayo ayaa isagoo la hadlayay maantey Radio Garowe waxa uu ka waramay inta uu ka yaqaanay Marxuun Cabdirisaaq Xaaji Xasan.

Halkan hoose ka dhagayso.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>