Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhagayso:Madaxwaynaha Puntand oo ka hadlaya booqashadiisa Muqdisho(Sawirro)

$
0
0

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntlad Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho xarunta Somalia.

Masuuliyiinta dowladda qaar ka mid ah ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay,

Soo dhawaynta ka sakow madaxwayne Gaas wuu hadlay,wuxuna cadeeyay ujeedkiisa Muqdisho inuu yahay ka qayb galka Aaska RW hore ee Somalia allaha u naxariistee oo bari lagu aasayo magalada Muqdisho.

Haddaba halkan hoose ka dhagayso Codka madaxwayne Gaas iyo Sawiraddii ay nasoo gaarsiiyeen xafiiska madaxwaynaha Puntland.

IMG_0011 IMG_0015 IMG_0017 IMG_0020 IMG_0026 IMG_0030 IMG_0034 IMG_0037 IMG_0041 IMG_0044 IMG_0051 IMG_0054 IMG_0055 IMG_0057 IMG_0060 IMG_0065 IMG_0071 IMG_0077 IMG_0098 IMG_0108 IMG_0109 IMG_0111 IMG_0117 IMG_0120 IMG_0127 IMG_0132 IMG_0134 IMG_0143 IMG_0145 IMG_0146 IMG_0147 IMG_0168


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>