Nayroobi(pp) Xildhibaan Cali Khaliif Galayr oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Somalia ayaa waraysi uu habeenimadii xalay siiyay TV-Universal ayaa waxa uu kaga hadlay dhowr arrimood oo qaarkood siyaabo kala duwan loo hadal hayo.
Galayr oo si kulul u dhaliilsan siyaasadda madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wariyihii waraysanaysay ee Xamdi Maxamed Kaddiye waxay siyaabo kala duwna u waydiisay waxyaabaha uu ku dhaliilo dowladda Somalia.
Arrinta sida wayn loo hadal hayo ayaa ah haddii aan ku dhinto magalada Xamar cidda dhimashayda loo raacanayo waa la yaqaan dowladda Maraykanka ayaana howshaasi galaysa iyo waxan ahay nin Maraykan ah.
Haddaba halkaan ka daawo waraysiga Galayr oo ka duwanaa kuwii uu horay u bixiyay.
Puntlandpost.com
Xafiiska Nayroobo