Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

DHAGAYSO:Taariikhdii ay soo mareen ciidanka badda Soomaaliya

$
0
0

Garowe(pp) Maalintii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 10-ka bisha Feb.waxaa la xusay sanadguuradii 49-aad xiligaas oo ay ku beeg nayd waagii la hirgaliyay ciidanka badda Soomaaliya 1965-dii.

6

Sawir hore

Aasaska ciidanka badda Soomaaliya ayaa soo maray marxalado kala duwan wuxuna fadhigiisa kowaad ahaa magalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubadda hoose halka fadhiga labaadna uu ahaa magalada Hargaysa oo hadda xarun u ah Somaliland.

 

Ciidankan ayaa kasoo qayb qaatay guulo kala duwan oo dalku soo maray.

Inkastoo Burburkii dalka ka dhacay uu saamayn ku yeeshay jiritaanka ciidanka badda ayaa hadana waxaa muuqanaya in dib u habayn lagu samayn karo waa haddii si daacad ah loogu soo jeesto.

 

Cumar Aadan Maxmaed oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidanka badda Dowladda Somalia,wuxuna xili uu waraysi siinayay VOA sharaxaad ka bixiyay heerarkii kala duwanaa ay cidanku soo mareen iyo guulihii ay gaareen.

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga Cumar Aadan.

Sawiraddan waa kuwo hore balse waxay muujinayaan in Dalku uu wali rajo lee yahay.

8 7 6 5 3 1 2

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>