Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Bosaso:Kulan lagu xusaayey 16 Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomalida Ithopia Oo Bosaso Lagu Qabatay (sawiro & muqal)

$
0
0

(Bosaso Pp)Munaasabada oo ay soo qaban qaabiyeen jaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida Ithopia Ee Ku Nool Magalda Bosaso Ayaa Ahayd ahayd mid lagu Xusayey 16 -sano  Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomalida Ithoobiya isla markaasna ay Bar bar socotay Wadatashi iyo is wacyigelin  Ah sidii ay Jaaliyadu uga qayb qaadan lahayd Horumarka ka jira DDSI ayaa Habeenkii xalay ahayd ka Qabsoontay Hoolka Shirarka ee Amal Plas ee magaaladatan Boosaso  Ee  Xarunta Gobalka Bari

25Waxaa Ka qayb Galay Munaasabada  Ganacsatada ,Dhalinyatrada Odayaasha waxgaradka Aqoonyahanada ,Haweenka Iyo Guud ahaan Qaybha kala gedisan ee Jaaliyada DDSI ee Ku dhaqan deeganada Magaalada Bosaso

23Intii ay xafladu socotay  Xaflada waxaa madasha lagu soo bandhigay waxqabadkii  iyo guulihii uu gaaray xisbiga dimuqraadiga shacabka Soomaalida ethopia  kuwaas oo uu usoo bandhigay shacabka Soomaaliyed ee daga ethopia.

13Xogyaha Jaaliyada   Midnimada Bulshada Soomalida itoobiya Maxamed Cabdi Nasi Siraaji  Oo Munaasabada Furay Ayaa Kutilmaamay Ajandaha Kulanka Mid lagu Xusaayo 16 sano  Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomalida Ithoobiya Oo Uu sheegay in Hormar Balaaran garsiiyay Dadlka Islamarkaasna Ey Kuwada Tashanayaa Jaaliayada DDSI Intooda Ku sugan Bosaso Waxa Uu Amaanay madaxwaynah DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Uu sheegay In Uu Shaqsiga Hormuudka U Ah hormarka Balaaran Ee Daagaanka Ka socda

19Madax waxbarashada ee Jaaliyada Midnimada Bulshada Soomalida ithobiya ee puntland  Mudane  Bashiir  maxamed Cismaan Ayaa Jaaliyada ku booriyey in ay ka qayb qaataan Horumarada ka socda Deeganka oo ay qayb ka tahay Fursadaha Maalgashi ee ka jira Degaanka somalida ithobiya3Siraaji Cabdi oo ah ku hadlayey magaca Odayaasha Jaaliyada Midnimada Bulshada Soomalida itoobiya ee puntland ayaa ugu Baaaqau jaaliyadaa DDSI in isku duubnaato isla markaan ay u arkaan  Joogitaankooda Puntland ey U Arkaan In Ey Joogaan Dhulkoodii Hooyo

5Madax Maaliyada ee Jaaliyada Midnimada Bulshada Soomalida itoobiya ee puntland Axmed maxamed Shire Ayaa Dhankiisa kulanka ka Tilmamay  miraha laga dhaxlay asaaskii xisbiga dimuqraadiga shacabka ethopia waxaana uu Cod Dheer Ku sheegay inay muhiim tahay in looga mahadceliyo wixyaabihii uu xisbigu u qabtay dadka Soomaliyeed ee thopia.

9Caasho shida Cali oo ka mid ah Ganacsatada Jaaliyada  DDSI   Ee Kusugan Magaalda ayaa xustay  in Dadka ku nool degaanada puntland iyo DDSI ay yihiin dad walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan Isla Markaas Loo Baahamyahy In Lasii xoojiyo Xiriirka Ka dhaxeeya18Gudoomiyaha  Jaaliyada Midnimada Bulshada Soomalida itoobiya Ee Puntland Mudane Abdirashiid  wali Cadi Raxamaan Oo Gaba Gabadii  Sooxir Kulanka Ayaa Ku dheeraaday Ayaa Ka Hadalay wax Yaabihii Hormarka Lahaa Ee Uu Garsiiyaya  Dadka Ku Nool DDSI Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomalida Ithoobiya ,oo Qaybkayihiin Dhismaha Ciidanka News Police, Hormarka Laga sameeyay Wadooyinka iyo Guud Ahaan Hormarda  Haatan Deegaanka Ka socdo Oo

DDSI ayaa Mudooyinkii ugu danbeyey Gaari horumar lataaban karo taas oo Horseedkana Uu Uahaaa  Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomalida Ithoobiya oo Xiligan Hugaanka Haya

Halka Hoose Ka Dhaaawo  Khubadii  Gudoomiyah Jaalida DDSI Puntlnd

2 3 4 5 6 7 8 9 11 12 13 14 15 16 17 18 19 21 22 23 25 26 29Puntlandpost

Xafiiska Bossaso

C/naasir Daacad


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>