Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Sidee loogu soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Booliska DF magalada Galkacyo (Sawirro)

$
0
0

Gaalkacyo(pp) Taliyaha ciidanka biliiska Somalia Gen.Saacid ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug.

15Mamulka Gobalka Mudug kan degmada iyo dadwayne kale ayaa Saacid garoonka Cabdilaahi Yuusuf kusoo dhaweeyay wuxuna kulan la qaatay madaxda mamuka Mudug.

Taliyaha ayaan la ogayn socdaalkiisa waxa uu salka ku hayo hase ahaatee waxaa soo baxaya inuu la kulmayo madaxda booliska Puntland wuxuna sidoo kale booqan doonaa xarunta lagu tababaro ciidanka Soomaaliyeed oo Carmo ku taala.

Waxa uu kusoo aadayaa socdaalkiisa Puntland xili Puntland ay sheegtay inuu go’an yahay xiriirka wada shaqanta DF.

Haddaba hoos ka daawo Gen.Saacid qaabkii magalada Gaalkacyo loogu soo dhaweeyay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16

Puntlandpost.com
Xafiiska Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>