DFS oo gurmad deg deg ah gaarsiinaysa deegaanada laga xoreeyay Alshabab
Warsaxaafadeed—11/3/2014— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay...
View ArticleTaariikhdii Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Dhagayso
Allaha u naxariistee waxaa saakadii hore magalo ka tirsan Dalka Jarmarka ku geeriyooday Maxamed Saleebaan Tubeec oo ay dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan Boqorka codka fanaaniinta raga ah ee Soomaaliyeed....
View ArticleIFJ Appeals for Release of Somali Journalist Jailed in Ethiopia
The International Federation of Journalists (IFJ) has stated that the guilty verdict and prison sentence given to veteran Somali journalist, Mohamed Aweys Mudey, is unacceptable and appealed to...
View ArticleUrurka Isu-tagga Caalamiga ah ee Wariyeyaasha oo dowladda Itoobiya ka...
Kooxda wariyaasha caalamiga ah (IFJ) ayaa war bixin ay soo saareen ku sheegay inay muhiim tahay siidaynta wariye u xiran dowladda Itoobiya oo lagu xukumay 27-sano oo xarig ah. Itoobiya ayaa ku...
View ArticleDowladda Somalia oo wadamada Carabta ka codsatay taageero milatari (Sawirro)
Cairo, March 11, 2014 - Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar Shirka caadiga ah ee Wasiirada...
View ArticleUrurka Y-PEER oo Tababar usoo xiray haween bartay xirfado kala duwan...
Garowe(pp) Ururka dhalinyaradda ee Y-PEER ayaa maanta tababar socday mudo saddex bilood ah usoo xiray haween gaaraya 30 oo la baray xirfadaha Dawaarka iyo qurxinta dumarka. Munaasibadd lagu gudoon...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Japan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay la socdaan Wasiirka Qorsheynta Saciid Cabdullaahi Maxamed iyo Wasiiradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Nadiifa Maxamed Cusmaan ayaa...
View ArticleMadaxwaynaha Jabuuti oo soo dhaweeyay isabadalka ka dhacay Puntland
Jabuuti(pp) Madaxwaynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo dhaweeyay isbadalka ka dhacay Puntland iyo doorashadii Dr.Cabdiwali Maxamed Gaas ka dib kulan maanta ka dhacay xarunta...
View ArticleXasan Sheekh“Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in...
Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay Dekadda magaalada Yokohama ee...
View ArticleWasarada qorshaynta Puntland oo tirakoobaysa reer miyiga deegaanada Puntland
Garowe(pp) Wasaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa maanta tababar magalada Garowe uga furtay dad loogu talo galay inay soo tira koobaan dadka reer guuraaga ah ee ku...
View ArticleDowladda Japan oo Somalia u balan qaaday afartan Milyan ka dib kulan dhacay...
Maarso-13-2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleDFS oo soo dhawaysay qodobo kasoo baxya shirka madaxweynayaasha IGAD (Sawirro)
Addis ababa (pp) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay...
View ArticleThe Common Approach Workshop third leg was held in Galkaio on the 8th and 9th...
Galkaio 9th March, 2014 Press release The Common Approach Workshop third leg was held in Galkaio on the 8th and 9th March, 2014. The Common Approach Workshop is a component of the action titled “Water...
View ArticleThe Common Approach Workshop fourth leg was held in Gardo on the 11th and...
Gardo, 12th March, 2014 Press release The Common Approach Workshop fourth leg was held in Gardo on the 11th and 12th March, 2014. The Common Approach Workshop is a component of the action titled...
View ArticleGudoomiyaha Degmada Goldogab oo sheegay in Mad Madow uu ka dhex jrio Maamulka...
Garoowe (PP) Gudoomiyaha Degmada Goldogab ee Gobolka Mudug Cabdulahi Ismacil Kayton ayaa isagoo ku sugan Magaalada Garoowe caasimada Puntland ka warbixyey xaalada Degmadaas ay haatan ku sugantahay....
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo sheegay inay ka qayb galayaan dagaalka Alshabab...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay qayb qaadanayaan inta awoodooda ah sidii guud ahaanba wadanka looga sifayn lahaa kooxda Alshabab oo mudo...
View ArticleAFEX condemns imprisonment of Somali journalist in Ethiopia as a “travesty of...
14 March 2014 The African Freedom of Expression Exchange (AFEX), a continental body of African free expression organisations, condemns in the strongest terms the 27-year sentence imposed on veteran...
View ArticleWasiirka waxbarashada Puntland oo xariga ka jaray dugsiga sare ee Tuulada...
Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah tuulooyinka ku yaala koonfurta magalada Garowe ayaa maanta xariga ka jiray dugsi sare oo ay yeelatay...
View ArticleSidee loogu soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Booliska DF magalada Galkacyo...
Gaalkacyo(pp) Taliyaha ciidanka biliiska Somalia Gen.Saacid ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug. Mamulka Gobalka Mudug kan degmada iyo dadwayne kale ayaa Saacid...
View ArticleGudoomiyaha degmada Xarfo oo maxkamadd lagu soo taagayo magalada Garowe
Garowe(pp) Gudoomiyaha degmada Xarfo ee Gobalka Mudug Cabdilaahi Faarax Bayle (Tigarooni) ayaa lagu wadaa in magalada Garowe maalinta barito ah lagu soo taago maxakadd ka dib markii la sheegay inuu...
View Article