Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha Puntland oo sheegay inay isaga filan yihiin kooxda Alshabab Dhagayso

$
0
0

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa shaagay inay isaga filan yihiin weerari kasta oo kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab.

Rw-GaasHadalkaan ayuu ku sheegay xili uu warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay maanta madaxtooyadda Puntland ka dib socdaalkiisii Jabuuti,wuxuna sheegay shacabka Puntland inay ka xoogan yihiin kooxda Alshabab.

Alshabab ayaa dagaalo kala duwan oo dalka looga saarayo waxa uu ka socdaa Gobaladda Hiiraan,Bakool,Gado iyo Galgaduud waxayna taasi calaamad u tahay in kooxday ay bur burtay awoodii ay Somalia ku lahaayeen.

Puntland ayay ka sugan yihiin buuraha Gobalka Bari gaar ahaan Galgala,waxana halkaasi ku sugan ciidanka Puntand oo habeen iyo maalin howlgalo kala duwan ka sameeya,

 

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>