Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha degmada Xarfo oo beeniyay musuq-maasuq lagu eedeeyay (Dhagayso)

Garowe(pp) Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Nugaal hor keenay afar eedaysane oo lagu tilmaamay inay musuq maasuq ku sameeyeen raashin gargaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal Alshabab looga saarayo Galgaduud oo laga dareemayo Ceeldheer & Ceelbuur

Caabudwaaq(pp) Howlgal ballaaran oo lagu doonayo in kooxda Alshabab looga saaro Ceeldheer iyo Ceelbuur ayaa laga dareemayaa guud ahaanba Gobalka Galgaduud. Ciidanka dowladda Somalia,AMISOM iyo ehlu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Caafimaadka oo wacyi galin la xariirta cudurka duumada ka wada...

Bosaso(pp) Wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa magalada Bosaso ka wada,wacyi galin ballaaran oo looga hortagayo dhibaatooyinka cudurka Duumadda oo faro kulul ku hayo magaladaasi tan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo sheegay inay isaga filan yihiin kooxda Alshabab...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa shaagay inay isaga filan yihiin weerari kasta oo kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab. Hadalkaan ayuu ku sheegay xili uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muungaab:Wasiiradu ha isaga soo baxaan madaxtooyadda degmooyinka ha dagaan...

Muqdisho(pp) Inta badan masuuliyiinta dowladda dhexe ee Somalia ayaa degan xaafadu u dhow xarunta Villa Somalia ee Muqdisho iyo Hoteelo si wayn loo ilaaliyo,taasoo keentay in kooxda Alshabab ay fursad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada...

Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadalyey Amaanka laguna soo bandhigyey Gaari dab damis ah oo...

Gaalkacyo (pp) Kulan maantay ka dhacay xarunta gobolka ee magaalada Galkacyo  ayaa waxaa looga hadlay amaanka dagmada iyo gaari dab damisa oo ey yeelaneyso dagmada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo ka argagaxday Socdaalka Siilaanyo ee Laasqoray Dhagayso

Garowe(pp) Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle (Indhoguran) oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magalada Garowe ayaa waxa uu ka hadlay socdaal uu maanta madaxwaynaha Somaliland ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laasqoray:Wafdi ka socda dowladda Puntland oo maanta gaaray magalada...

Laasqoray(pp) Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha dekadaha gaadiidka badda iyo la-dagalanka burcad badeeda ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada laasqoray oo ku taala bariga Gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda caafimaadka oo la shirtay dhaqaatiirka Gobalka Bari (Sawirro)

Bosaso(pp) Masuuliyiin ka socda wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta magalada Bosaso kula shiray qaar ka mid ah dhaqaatiirka caafimaad ee Gobalka Bari. Kulanka ayaa salka ku hayay sidii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyihii ciidanka Galgala oo ku dhintay weerar lagu soo qaaday

Bosaso(pp) Wararka soo gaaraya Puntlandpost ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu watay Taliyaha ciidanka Galgala ee Puntland Col,Jaamac Afgaduud uu ku geeriyooday. Askari ka mid ah ilaaladiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax lagu weeraray ciidanka AMISOM ee Muqdisho

Muqdisho(pp) Wararka kasoo baxaya ayaa sheegaya gaadiid ka tirsan kuwa AMISOM ee Muqdisho in qarax ismiidaamin ah lagula eegtay duleedka magalada iyadoona aan la ogayn ilaa iyo hada khasaaraha rasmiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabab oo sheegatay dilkii Taliyaha ciidanka daraawiisha Galgala

Muqdisho(pp) Kooxda Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii galabta lagu dilay allaha u naxariistii taliyihii ciidanka difaaca Puntland ee Galgala Col.Jaamac Afgaduud. Afhayeenka kooxdaasi Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka waxbarashada & ku xigeeniisa oo booqday Jaamacada Bosaso faraca...

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland & ku xigeenkiisa ayaa maanta kulan la qaatay mamulka iyo ardaydda Jaamacadda Bosaso University xarunta Garowe kulankaaso oo ka dhacay isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiradda Puntland oo ansixiyay miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2014

Garowe(pp) Shirka Gollaha wasiradda dowladda Puntland ayaa maanta looga hadlay arrimaha dhaqaalaha dowladda iyadoona markii danbe lagu ansixiyay miisaaniyadda lagu shaqaynayo inta ka harsan sanadkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaanduulihii ciidanka Gobalka Hiiraan oo weerar Buulobarde ka dhacay ku dhintay

Beledweyne(pp) Kooxda Alshabab oo xalay sadeqdii dhexe weerar qaraxyo iyo kuwo toos ah kusoo qaaday hotal la yiraahdo Camaloow oo ku yaala magalada Buulobarde  oo ay deganaayeen saraakiil ciidamadda DF...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaal kasoo jeeda Degmada Xarfo oo dowladda ugu baaqay inay mag dhow ka...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah Odayaasha kasoo jeeda beesha Xarfo ayaa maanta shir ay ku yeesheen magalada Garowe waxay kaga hadleen xarigii iyo maxkamadii lasoo taagay duqa degmada Xarfo Cabdilaahi Faarax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan Jabuutiyaan ah oo ku dhintay weerarkii ka dhacay Buulebarde.

Beledweyne(pp) Kooxda Alshabab ayaa weerar kala duwan xalay saqdii dhexe kusoo qaaday hotal Camalow oo ay degenaayeen masuuliyiin DF iyo AMISOM ka tirsan waxana ku dhintay weerarkaas dad ka badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Somalia oo dhiiri galiyay askartii ku dhaawacmay Buulobarde

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo maanta booqday dhaawacii askarta ku soo dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Bule Burte ayaa ammaanay askarta kuna dhiiri...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Free Journalist Mohamed A. Mudey Detained in Ethiopia

Ethiopia imposed 27-year sentence on veteran Somali journalist, Mohamed Aweys Mudey in Addis Ababa, Ethiopia. Somali journalist Mudey, 48, was accused by the Ethiopian prosecutors of having information...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>