Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

PHOTO News: Madaxwaynaha dowladda Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay Qardho (Sawirro)

$
0
0

Qardho(pp) Soo dhawayntii abad ugu wanaagsanayd ayuu maanta Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kala kulmay shacabka magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar,qaar ka mid ah sawirradda ayaa muujinaya dhiirigalin ka dib markuu Gaas gacan qaaday dhalinyaro soo dhawayntiisa ka qayb gashay.

Guud ahaan magalada oo dhan ayaa laga dareemayay soo dhawaynta Gaas iyadoona uu sheegay Qardho inay ka mid tahay meelaha looga soo duceeyay xiligii doorashada.

Haddaba hoos ka daawo qaabkii loosoo dhaweeyay

Waxaa nasoo gaarsiiyay Wariye Sare C/raxman Maxamed Cali (Black)

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 SONY DSC


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>