Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Gaas muxuu kusoo arkay xabsiga ku yaala kaantaroolka koonfureed ee Garowe?

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxmaed Cali Gaas ayaa galabta si qarsoodi ah waxa uu ku tagay xabsi ku yaala kaantaroolka koonfureed ee magalada Garowe iyo xabsiga Garowe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW. hore ee Somalia oo si diirran loogu soo dhaweeyay Wadanka Finland (Sawirro)

Wadanka Finland ayaa waxaa soo gaaray maalinimadii Arbacada aheyd 13.03.2014  wefdi ka koobnaa siyaasiyiin soomaaliyeed oo ka soo kicitamay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Wefdigan ayaa kala ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha dibadda DF oo la kulmay Safiirka Swedan ee Somalia

Mogadishu, March 19, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo ku wajahayn Qardho iyo Bosaso (Warbixin)

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxmaed Cali (Gaas) oo maalmihii ugu danbeeyay la hadal hayay inuu u socdaalayo xarunta ganacsiga Puntland ayaa lagu wadaa maalinta barito inuu...

View Article

Soomaalida Switzerland oo ka yaaban shir kooxeysi la doonayo in loo qabto RW...

Zurich(pp) Wararka Naga Soo gaaraya magaalada Zurich ee dalka Switzerland ayaa sheegaya in Soomaalida halkaasi dagan ay dareen aad u weyn ay ka muujiyeen hadal dhawaan kasoo yeeray nin lagu magacaabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee...

Kpenhagen (pp) Saciid Cabdi Samantar Surcad oo ah xildhibaan ka tirsan baarlmaanka cusub ee Puntland ayaa beryahaan waxaa uu safaro wacyigelin ah ku maraayey magaalooyin kala duwan oo ka tirsan dalalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiirka waxbarashada Pl oo la kulmay shaqala wasaradda waxbarashada...

Garowe(pp) Wasiirka wasaradda waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame iyo ku xigeenkiisa Dr.Maxamed Cali Faarax ayaa maanta shir kula qaatay shaqalaha xarunta dhexe ee wasaradda waxbarashada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PHOTO News: Madaxwaynaha dowladda Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay...

Qardho(pp) Soo dhawayntii abad ugu wanaagsanayd ayuu maanta Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kala kulmay shacabka magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar,qaar ka mid ah sawirradda ayaa muujinaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga dhismaha goobihii duufaantu bur burisay oo la shiray Hay’adda...

Garowe(pp) Guddiga qaabilsan dhismaha buundada Midigar,Libaaxo iyo Wadada Falaryaale ayaa maanta kula shiray hoolka wasaradda qorshaynta hay’addaha caalamiga ah ee gudaha Puntland ka shaqeeya. Waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo oo ka tashanaysa helitaanka Golle deegaan (Dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Wasaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa waxay jawaab ka sugaysaa mamulka magalada Gaalkacyo iyo shacabkooda taasoo ku aadan inay kasoo tashadaan qaabkii loosoo xuli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prime Minister holds bilateral meeting with Switzerland

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today participated in bilateral meeting with Swiss Secretary of State for the Federal Department of Foreign Affairs, Yves Rossier, at the Swiss...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland iyo wafdigiisii oo dib ugu laabtay Qardho

Qardho(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali oo saakadii hore socdaal ku gaaray degmada Rako-raaxo oo Gobalka Karkaar ka tirsan ayaa dib caawa uga soo laabtay isagoona kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW oo magaalada Berne kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Geneva kula shiray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Mudane Yves Rossier, kulankaasi ayaa ka dhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynihii hore ee Puntland Farole oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda...

Garowe(pp) Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed Farole oo mudooyinkii ugu danbeeyay safaro ku marayay dalalka dariska la ah Soomaaliya ayaa maalinkii shalay gaaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirradii Socdaalkii uu madaxwaynaha Puntland ku tagay Rako-raaxo

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dhowaan bilaabay safaro iyo  kormeero uu ku tagayo deegaanada Puntland ayaa gaaray deegaanka Rakko-Raaxo oo ka tirsan G/karkaar , waxaana deegankaasi uu 85-km dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo tagay Saldhigyada & Xabsiga Bosaso

Bosaso(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maalinkii shalay socdaal ku tagay magalada Bosaso ayaa maanta bilaabay booqasho kala duwan oo uu xarumo dowlada ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada: Madaxwayne Gaas oo booqashadii ugu horeeyay Bosaso ka...

Bosaso(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta markii ugu horaysay socdaal ku tagay saldhigyadda ciidanka,xabsiga iyo goobo ay degan yihiin dadka danyarta ah ee magalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda oo loogu soo dhaweeyay degmada Carmo Sawirro & Muuqaal

Bosaso(pp) Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Carmo oo ka tirsan gobalka Bari. Mamulka degmada Carmo iyo dadwayne aad u faro badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa sidee xaalada Baydhabo oo maanta banaanbax Shariif Xasan lagu diidan...

Baydhabo(pp) Xaalada ammaan ee magalada Baydhabo ayaa caawa si wayn loo adkeeyay ka dib markii maanta wafdi xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo Shariif Xasan Shiikh Aadan lagu mudaharaaday. Dad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo ka hadashay ciidamo Somalilnad ka socda oo yimi duleedka...

Garowe(pp) Wararka laga helayo Gobalka Sanaag ee Puntland ayaa sheegaya ciidamo ka socda mamulka Somaliland inay soo gaareen duleedka magalada Baran ee Gobalka Sanaag gaar ahaan meesha la yiraahdo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>