Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qaraxyo Caawa ka dhacay magalada Nayroobi iyo baaritaano socda

$
0
0

Nairobia(pp) Warar laga helayo xaafadda ay Soomaalida degan yihiin ee magalada Nayroobo inuu ka dhacay qaraxyo looga cabsi qabo inay sababeen dhimasho iyo dhaawac aan la qiyaasi karin.

Wararka soo baxaya ayaa sheegay shan qof inay ku dhinteen qaraxa koowaad oo ka dhacay wadada 11-aad ee Xaafada Islii waxana socda baaritaan ay wadaan ciidanka ammaanka Nayroobi.

Dadwayne aad u faro badan oo Soomaali ah ayaa sheegaya inay ka cabsi qabaan inuu saamayn ku yeesho qaraxyadda Caawa ka dhacay magalada Nayroobi.

Labadaan Qarax ayaa waxa uu imaanayaa xili wasaradda arrimaha gudaha Kenya ay soo saartay amar xoogan oo Qaxooyiga Soomaaliyeed loogu sheegayo inay dib ugu laabtaan xeryaha Qaxootiga ee Dalkaasi.

Wixii kusoo kordha wararka danbe.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>