madxwaynaha puntland Cabdi weli Maxamed Cali “Gaas” Oo sidiiran Loogu soo...
Madaxweynaha puntland dr Cabdi weli maxamed cali ”Gaas ”ayaa booqday magaalada xeebta ku tala ee bandersiyaada” qaw” oo dhacada duleedka degmada Boosaaso halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii...
Muqdisho, March 28, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada...
View ArticleXildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Maamulka Degmada Borlänge ee dalka...
Borlänge(pp) Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar oo ka tirsan baarlamaanka dowladda Puntland isla markasna beryahaan Safaro ku maraayay Yurub,hadana ku sugan Dalka Sweden ayaa casumaad rasmi ah ka helay...
View ArticleWar Deg Deg ah: Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo wajahan iyo ammaanka...
Garoowe (PP) Ammaanka magaalo madaxda Puntland ee Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la filayo inuu waqtiyada nagu soo aaddan inuu halkaasi soo gaaro wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland...
View ArticleWasiirka deegaanka iyo duurjoogta Puntland oo Garowe kusoo laabtay...
Garowe(pp) Wasiirka deegaanka daaqa iyo Duurjoogta dowladda Puntland Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe ka gadaal markuu magalada Nayroobi kula soo shiray...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo sheegay safarkiisa Bari iyo Karkaar inuu guul kusoo...
Garowe(pp) Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe xarunta dowladda ayaa warfidiyeenada u sheegay inuu guul kusoo dhamaday safarkii...
View ArticleQurba joogta Somalia oo ka walaacsan go’aanka kasoo baxay Kenya ee Qaxootiga...
Waxaa qaar ka mida Qurbojoogta degan magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, ee dalka Maraykanka ee aan la hadlay ka muujiyeen walaac aad u wayn go’aankii ay dowlada Kenya ay ku amartay in qaxootiga...
View ArticleXildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Jaaliyadda Puntland ee Vastras (Sawirro)
Vastras(pp) Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar surcad oo beryahaan ka waday Yurub Safar uu ugu magac daray safarkii xiriirka iyo wacyi-gelinta ayaa Maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd 28/03/2014 wuxuu...
View ArticleShirkad laga lee yahay Dalka Shiinaha oo ka shaqayn doonta hormarinta...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering...
View ArticleXasan Shiikh oo aan wali cidna la kulmin iyo Jawaari oo galabta u duulay...
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo maalinta galinkii hore tagay magalaa Baydhabo xarunta Gobalka Bay ayaa lagu soo waramayaa inuusan ilaa iyo hada cidna la...
View ArticleWasiir ku xigeenka arrimaha gudaha PL oo dhagax dhigay xarun loo dhisayo...
Qardho(pp)Wasiir ku xigeenka wasaradda arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyiga Puntland ayaa maanta dhagax dhigay xarun loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magalada Qardho. Mamulka...
View ArticleNUSOJ protests broadcast journalist’s detention in Mogadishu
30 March 2014 National Union of Somali Journalists (NUSOJ) protests today’s arrest of broadcast journalist by the federal police in Mogadishu. Nuradin Hassan Ibrahim, editor of SkyFM Radio in...
View ArticleMadaxwaynaha & Afhayeenka Barlamanka oo la kulmay mamulada Baydhabo ka dhisan
Baydhabo(pp) Madaxwaynaha DF iyo Afhayeenka baarlamaanka ayaa maanta magalada Baydhabo kula shiray masuuliyiin iyo waxgarad ka socda labada mamul ee iska soo horjeeda oo dhowaan looga dhawaaqay...
View ArticleWasaradda Dastuurka,Arrimaha faderaalka & Dumoqraadiyeenta Puntland oo soo...
Garowe(pp) Kulan lagu soo bandhigayo shaqadda wasaradda Dastuurka,Arrimaha federaalka & Dimoqraadiyeenta Dowladda Puntland isla markasna lagu daah furayo xarunteeda dhexe ee Garowe ayaa galabta...
View ArticleQaraxyo Caawa ka dhacay magalada Nayroobi iyo baaritaano socda
Nairobia(pp) Warar laga helayo xaafadda ay Soomaalida degan yihiin ee magalada Nayroobo inuu ka dhacay qaraxyo looga cabsi qabo inay sababeen dhimasho iyo dhaawac aan la qiyaasi karin. Wararka soo...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo ka hadlay sababta loo dhisay wasaradda Dastuurka iyo...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.CabdiwalI Maxmaed Cali (Gaas) oo galabta daah furay xarunta dhaxe ee wasaradda Dastuurka,Arrimaha fedaraalka iyo Dimqoraadiyeenta ayaa ka dhawaajiyay...
View ArticleLix qof ayaa ku dhintay Qaraxyadda Caawa ka dhacay Nayroobi
Taliyaha booliska Kenya Benson Kibue ayaa xaqiijiyay in hal meel oo qura lagu arkay maydka lix qof rayid ah iyadoona dhaawaca uu intaasi ka badan yahay. Qaraxyadan ayaa ka dhacay goobo meherado ah oo...
View ArticleJAPAN CONTRIBUTES 1 MILLION DOLLARS TO SUPPORT SOMALIA IN ITS FIGHT AGAINST...
Mogadishu, 1 April 2014 – The Government of Japan has contributed US $ 1,000,000 to the United Nations Voluntary Trust Fund for Assistance in Mine Action to allow UNMAS to deliver continued support to...
View ArticleRW iyo xubnaha G7 oo ka shiray sidii kaalmo deg deg ah loo gaarsiin lahaa...
Muqdisho, April 1, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee...
View ArticleWasiirka Deegaanka Puntland oo soo bandhigay qorshaha wasaaradiisa ee 2014
Garowe(pp) Wasiirka Wasaarada Deegaanka Daaqa Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Mr.Guuleed Saalax Barre ayaa shalay galab ku soo bandhigay Jamacada Puntland Satate University (PSU) Qorshayaasha...
View Article