Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Khudbadii wasiirka Deegaanka iyo duurjoogta Puntland ee maanta (dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Wasiirka Deegaanka Puntland Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan oo arrimaha deegaanka ka hadlaysay kasoo jeediyay shirwaynihii deegaanka looga hadlayay.

Wasiirku waxa uu tilmaamay inay barnaamijyo ballaaran u diyaariyeen deegaanka iyo sidii loo joojin lahaa xaalufka dhirta qoyan lagu hayo,badalka isticmaalka dhuxushana la raadiyo.

Barre ayaa sheegay inay ku rajo qabaan in 2017-ka la dhibo %50 isticmaalka dhuxusha oo saamayn xun ku yeelatay bay’adda iyo duurjoogta wuxuna sheegay inay geed dheer iyo mid gaaban u fuuli donan arrintaasi.

Haddaba Khudbadii wasiirka halkan ka dhagayso.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>