Gaalkacyo(pp) Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabiyay hay’adda cilmi baarista Puntland ”PDRC” ayaa maanta ka furmay Hotelka Unlaaye ee magalada Gaalkacyo waxaa kasoo qayb galay doodaasi madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas,wasiiro.xidlhibaano iyo shacabka Gabalka Mudug.
Inta badan dooda ayaa diiradda saaraysa xaalada Gobalka Mudug iyo sidii la isaga xog waraysan laaha baahiya ka jira waxana khudbad ka jeedinayo amdaxwayne Gaas oo tilmaamay mar hore inay ka go’an tahay sidii hormarka Puntland looga shaqayn lahaa.
Dooda wali way socotaa waxana lagu rajo wayn yahay dhamaadkeeda inay go’aamo wax ku ool ahi kasoo baxaan,kaasoo dan u ah Gobalka Mudug.
Ammaanka goobta uu shirku ka socda ayaa si wayn loo adkeyay.
Faah faahin wararka danbe.
Puntlandpost.com
Xafiiska Gaalkacyo