Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Gollaha wasiiradda Puntland oo cambaareeyay dilkii Ajaanibta ee Gaalkacyo Sawirro&Cod

$
0
0

Gaalkacyo (PP) Waxaa Maanta oo Khamiis ah Xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ka dhacay shirkii todobaad laha ahaa ee Golaha Wasiirada waxaa ay kaga hadleen Arimo kale Duwan.
Golaha Wasirada Dowlada Puntland waxay si buuxda u can baareyen dilkii shaqaalaha qaramada midoobay loo gu geestay Garoonka diyaaradaha  magalada galkacyo.

IMG_4308
labada sargaal ee ladilay ayaa kala ahaa simon david oo ahaa in giriis iyo clement gorrisen oo aha faran siis.
golaha wasirada aya cadeeyay in ay aqoon u lahaayen sarakishan  isla markasna ku amanay sida hufan ee ay ugu shaqeeyeyn shacabweyna puntland una huray naftooda iyagoo gudanaya xilkooda.
golaha wasirada waxay u tacsiyeeyen una muujiyen in ay kaxun yihiin falkas ayagoona ehelada ay kadhashen iyo asxaabta ay shaqo wadaga aha yeen      tacsi udiray.

IMG_4308 IMG_4309
golaha wasiirada ayaa waxay fareen in baaritan qeexan oo dhan walbo ahsameyan lamaha a garsoorka iyo danbi baarida si cadalad ku dheehan tahay.

sidookale golaha wasirada waxay xuseen in ay puntland tahay meel nabad ah dowlada iyo shacabkana ay kaxun yihiin  dhacdadaas.

IMG_4310

 

Halkan ka Dhagayso Codka Afhayeenka Dowlada Puntland Mudane C/laahi Quraan-jecel oo Akhariyey Kulan Golaha Wasiirada Waxyaabihi kasoo Baxa

Xafiiska Wararka Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>